{"id":7862,"date":"2017-03-10T13:23:43","date_gmt":"2017-03-10T13:23:43","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7862"},"modified":"2017-03-10T13:23:43","modified_gmt":"2017-03-10T13:23:43","slug":"gobollo-kale-oo-ku-biiray-dacwadda-lagu-diidan-yahay-xayiraadda-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7862","title":{"rendered":"Gobollo kale oo ku biiray dacwadda lagu diidan yahay xayiraadda Trump"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Seddax qobol ayaa taageeray dacwad uu gudbiyay maamulka gobolka Hawaii oo sharciga la tiigsaday go&#8217;aankii Donald Trump uu ku mamnuucay Muslimiinta lix dal.<\/p>\n<p>Donald Trump ayaa saxiixay amar uu lix dal oo Musliim ah dadkooda uu 90 maalmood uga mamnuucay safarada Mareykanka.<\/p>\n<p>Maamulka New York ayaa go&#8217;aanka u arko mid Muslimiinta oo dhan ka dhan ah, halka maamulka Washington uu sheegay in uu amarka dhaawac gaarsiinayo gobolka.<\/p>\n<p>Gobollada Oregon iyo Massachusetts ayaa sidoo kale ku biiray dacwadda looga hortagayo in uu amarka Trump dhaqan galo.<\/p>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38769733\">Amarka Trump ee qaxootiga siduu u saameyn doonaa Soomaalida?<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38939351\">Trump oo amarro dheeraad ah soo saari doono<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38829272\">Xayiraadda Trump ma saameyn doontaa dagaalka ka dhanka ah Daacish?<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<p>Mamnuucidda waxay billaabaneysaa 16-ka bisha Maarso, ayadoo Aqalka Cad uu sheegayo inuu aad ugu kalsoonyahay in dacwadda maxkamadda ay ka guuleysanayaan.<\/p>\n<p>Amarkii hore ee Trump oo aad uga baallaarna midka hadda, waxaa joojisay maaxkamad ka dib dacwad ay horkacayeen Washington iyo Minnesota oo loo gudbiyay maxkaamad.<\/p>\n<hr class=\"story-body__line\" \/>\n<h2 class=\"story-body__crosshead\">Gobollada maxay u diideen amarka Trump?<\/h2>\n<p><strong>Oregon<\/strong> &#8211; Wuxuu sheegay in amarka uu dhaawacayo shacabka, shaqaalaha, jaamacadaha, hanaanka caafimaadka, iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p><strong>Washington<\/strong> &#8211; Waxay aaminsan tahay &#8220;in sharcidaro ay tahay sida amarkii hore&#8221; uuna dhaawacayo shacabka, inkaste oo uu ka fudud yahay midkii hore<\/p>\n<p><strong>New York<\/strong> &#8211; &#8220;Xayiraaddaa Muslimiinta oo magac kale loo bixiyay&#8221;, ayuu yiri xeer ilaaaliyaha magaalada<\/p>\n<p><strong>Massachusetts<\/strong> &#8211; xayiraaadda cusub &#8220;weli waxay tahay midib takoor iyo sharcidaro. Trump wuxuu iska dhigayaa in uu wanaajinaayo wixii uu ololihiisa ku baallaan qaaday, uuna ku meel marinayo mamnuucidda Muslimiinta&#8221;.<\/p>\n<p><strong>Hawaii <\/strong>&#8211; Wuxuu ku doodayaa maamulkeeda in amarka uu dhibaateynayo bulshada Muslimiinta gobolka, dalxiiska, iyo ardeyda ajaaniibta ah.<\/p>\n<hr class=\"story-body__line\" \/>\n<figure class=\"media-with-caption\">\n<div class=\"media-player-wrapper\">\n<div id=\"sticky-player-1\">\n<div class=\"sticky-player__wrapper\">\n<div class=\"sticky-player__player\">\n<figure id=\"media-player-1\" class=\"media-player\">\n<div id=\"smphtml5iframemedia-player-1wrp\"><\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n<div class=\"sticky-player__body\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div><figcaption class=\"media-with-caption__caption\">Daawo: Sida uu amarka Trump u saameeyay Soomaalida sugeysay in loo qaado Mareykanka<\/figcaption><\/figure>\n<p>Xayiradda cusub waxaa la saaray dadka raadinaya dalku-galka Mareykanka ee ka soo jeedo: Soomaaliya, Iiraan, Suuriya, Suudaan, Liibiya, Yaman.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay xayiraadda saameyneysaa qaxootiga ka soo jeedo dhammaan dalalkaasi.<\/p>\n<p>Amarkii hore ee Trump waxaa tuurtay maxkamad federaal ah, sidoo kale waxaa ka dhashay isu soo baxyo waaweyn oo ka dhacay gudaha Mareykanka.<\/p>\n<p>Welina waxaa xayiraadda cusub loo arkaa in lagu takoorayo Muslimiinta.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Seddax qobol ayaa taageeray dacwad uu gudbiyay maamulka gobolka Hawaii oo sharciga la tiigsaday go&#8217;aankii Donald Trump uu ku mamnuucay Muslimiinta lix dal. Donald Trump ayaa saxiixay amar uu lix dal oo Musliim ah dadkooda uu 90 maalmood uga mamnuucay safarada Mareykanka. Maamulka New York ayaa go&#8217;aanka u arko mid Muslimiinta oo dhan ka dhan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7863,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7862","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7862","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7862"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7862\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7864,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7862\/revisions\/7864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7863"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7862"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7862"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7862"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}