{"id":787,"date":"2016-09-03T19:12:22","date_gmt":"2016-09-03T19:12:22","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=787"},"modified":"2016-09-03T19:12:22","modified_gmt":"2016-09-03T19:12:22","slug":"war-deg-deg-taliyaha-ciidanka-asluubta-somaliland-oo-shil-baabuur-ku-dhaawacmay-oo-ka-dhacay-degmada-baki","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=787","title":{"rendered":"War Deg Deg :Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Shil Baabuur Ku Dhaawacmay  Oo Ka Dhacay Degmada Baki."},"content":{"rendered":"<p>Borama(GLN)_Wararka ka imanaya Gobolka Awdal Gar ahaan\u00a0 magalada Lughaya ayaa\u00a0 sheegayaa in taliyihii ciidanka Asluubta Somaliland Gen Maxamed Cismaan Xudhuun uu ku dhaawacmey shil gaadhi oo galabta ka dhacay inta u dhaxaysa carawayne iyo fadhi-xun ka dib markii gaadhi uu saarnaa taliyuhu Qalibmey.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha degmada Lughaya Muddane Dixood ayaa warbaahinta arintani\u00a0 xaqiijiyey waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cBaabuurka uu watay Jananku waxa uu ka soo baxay dhinaca Lughaya, waxana uu ku socday dhinaca Boorama, waxa uu shil ku galay inta u dhaxaysa Carawayne iyo Fadhi-xun, waxana Janaral Xudhuun soo gaadhay dhaawac dhinaca Dhabarka iyo qoorta ah, sidoo kale dirawalkii baabuurka oo xaaladiisu halis tahay ayaa isaguna KOOMA ku jira, dhaawaca ayaana waxa hada loo qaadey dhinaca magaalada Boorama, ayuu yidhi Gudoomiye Dixood<\/p>\n<p>Jen. Maxamed\u00a0 cismaan Xudhuun iyo Xubno\u00a0 kale oo\u00a0 xukuumada ka tirsan oo ay ka mid yihiin Wasiirka wasaarada Ciyaaraha, Wasiir ku xigeenka Ganacsiga, Agaasimaha Guud ee Biyaha iyo Masuuliyiin kale ayaa maalmahan u dambeeyayba ku sugnaa Lughaya iyada oo deegaanada muran baladhani ka jiro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Borama(GLN)_Wararka ka imanaya Gobolka Awdal Gar ahaan\u00a0 magalada Lughaya ayaa\u00a0 sheegayaa in taliyihii ciidanka Asluubta Somaliland Gen Maxamed Cismaan Xudhuun uu ku dhaawacmey shil gaadhi oo galabta ka dhacay inta u dhaxaysa carawayne iyo fadhi-xun ka dib markii gaadhi uu saarnaa taliyuhu Qalibmey. Gudoomiyaha degmada Lughaya Muddane Dixood ayaa warbaahinta arintani\u00a0 xaqiijiyey waxaana uu yidhi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":788,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-787","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/787","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=787"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":789,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/787\/revisions\/789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/788"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}