{"id":7905,"date":"2017-03-12T08:31:20","date_gmt":"2017-03-12T08:31:20","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7905"},"modified":"2017-03-12T08:31:20","modified_gmt":"2017-03-12T08:31:20","slug":"raysal-wasaaraha-xukumada-soomaaliya-oo-amar-ku-bixiyey-in-la-bixiyo-mushaarka-shaqaalaha-dowlada-ee-bisha-janaayo-ee-sanadkan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7905","title":{"rendered":"Raysal Wasaaraha Xukumada Soomaaliya Oo Amar ku Bixiyey In La Bixiyo Mushaarka Shaqaalaha Dowlada Ee Bisha Janaayo Ee Sanadkan"},"content":{"rendered":"<p class=\"entry-title single-entry-title\">\n<p>Muqdisho(GLN)_Raysal \u00a0Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku bixiyay in la bixiyo mushaarka shaqaalaha dowladda ee bisha Janaayo ee sanadkan.<span id=\"more-66063\"><\/span><\/p>\n<p>Warqad Raysal \u00a0Wasaaruhu u qoray Sii Hayaha Wasiirka Maaliyadda iyo Xisaabiyaha Guud ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda la siiyo mushaarka bisha Janaayo, lagana jaro, lacago qoondo ah oo loogu tala galay abaaraha.<\/p>\n<p>Shaqaalaha dowladda ayaa wax mushaar ah qaadan tan iyo markii uu dhashay sanadkan, sidoo kale waxaa ka maqan mushaarka afar bilood oo sanadkii hore 2016 iyo bilooyin dhowr ah oo sanadkii 2015.<\/p>\n<p>Raysal Wasaaraha ayaa todobaadkii horay amray in la xayiro akoonada Wasaaraddaha Xukuumadda iyo Gobolka Banaadir ku leeyihiin Bankiga Dhexe, waxaana la joojiyay in wax lagala baxo, balse qaraashaadka lagu shubi karo.<\/p>\n<p>Lama oga sida isku waafaqi karaan labada amar ee Ra\u2019iisul Wasaaruhu soos aaray, iyadoo aan wali xayiraada laga qaadin akoonada Wasaaraddaha Xukuumadda ee Bankiga Dhexe.<\/p>\n<p>Shaqaalaha dowladda ayaa in muddo ah ka cabanayay mushaar la\u2019aan muddo bilooyin ah, waxaana ay sheegaan mar walba oo dowlad cusub timaada waxaa meesha ka baxda xuquuq ay lahaayeen ka hor inta aanay Xukuumadda cusub xilka la wareegin oo aan dib u eegin mushaarkii ka maqnaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(GLN)_Raysal \u00a0Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku bixiyay in la bixiyo mushaarka shaqaalaha dowladda ee bisha Janaayo ee sanadkan. Warqad Raysal \u00a0Wasaaruhu u qoray Sii Hayaha Wasiirka Maaliyadda iyo Xisaabiyaha Guud ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda la siiyo mushaarka bisha Janaayo, lagana jaro, lacago qoondo ah oo loogu tala galay abaaraha. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7906,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7905","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7905"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7908,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7905\/revisions\/7908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}