{"id":7909,"date":"2017-03-12T09:42:07","date_gmt":"2017-03-12T09:42:07","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7909"},"modified":"2017-03-12T09:42:07","modified_gmt":"2017-03-12T09:42:07","slug":"war-deg-deg-ah-shaqaalaha-dekeda-magalada-berbera-oo-maanta-dhiga-mudaharaad-balaadhan-oo-ay-kaga-cabanayaan-shirkada-dp-world","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7909","title":{"rendered":"War Deg Deg ah; Shaqaalaha Dekeda Magalada Berbera Oo Maanta Dhiga Mudaharaad Balaadhan Oo ay Kaga Cabanayaan Shirkada Dp World."},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Berbera(GLN)_Wararka ka Imanaya Magalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa Sheegay in Maanta Mudahaarad Balaadhani ka Dhacay Dekeda magalada Berbera.<\/p>\n<p>Mudaharaadkan ayey Shaqaalaha Muruq maalkaha Ee Dekeda Berbera kaga Cabanayeen in Shirkada Dp World ay Hoose ay u Dhigtay Mushaharka shaqalaha iyo inay Dp world ugu Hanjaabtay in Shaqaalaha shaqada laga Eryi doono sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Xukumada Somaliland ayaa Hore Shaqaalaha Dekeda Berbera Ugu Sheegay Inaan Cidna laga eryi kari dekeda shaqada lacag wanaagsana la siin doono shaqaalaha.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Ciidanka Boolis Magalada Berbera ayaa Xabsiga u Taxaabay mid ka mid ah wariyeyaal Ku Sugna \u00a0Goobta Mudahaaradku Ka Dhacay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Berbera(GLN)_Wararka ka Imanaya Magalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa Sheegay in Maanta Mudahaarad Balaadhani ka Dhacay Dekeda magalada Berbera. Mudaharaadkan ayey Shaqaalaha Muruq maalkaha Ee Dekeda Berbera kaga Cabanayeen in Shirkada Dp World ay Hoose ay u Dhigtay Mushaharka shaqalaha iyo inay Dp world ugu Hanjaabtay in Shaqaalaha shaqada laga Eryi doono sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7910,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7909","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7909"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7911,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7909\/revisions\/7911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7910"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}