{"id":7921,"date":"2017-03-12T14:53:46","date_gmt":"2017-03-12T14:53:46","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7921"},"modified":"2017-03-12T14:53:46","modified_gmt":"2017-03-12T14:53:46","slug":"ciidamo-gadoodsan-oo-la-wareegay-qeybo-badan-oo-ka-mid-ah-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7921","title":{"rendered":"CIIDAMO GADOODSAN OO LA WAREEGAY QEYBO BADAN OO KA MID AH MAGAALADA MUQDISHO"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Ciidamo ka militariga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw la wareegay qeybo badan oo ka mid ah magaalada caasimada ah Muqdisho, iyaga ka cabanaya mishaar la\u2019aan.<\/p>\n<\/div>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter\" src=\"http:\/\/www.hiiraan.com\/images\/gallery\/2017\/mar\/2017312636248948332135952h2.jpg\" width=\"661\" height=\"647\" \/><\/p>\n<p>Ciidanka qaar ayaa u dhaqaaqay dhanka xaafadda Buulo Xuubey,iyaga oo joojiyay dhamaaba ganacsiga iyo isku socodka dadka iyo gadiidka.<\/p>\n<div class=\"ezAdsense adsense adsense-midtext\"><\/div>\n<p>Ciidamadan ayaan wax dhibaato ah u\u00a0 geysan dadka shacabka ah, marka laga reebo kala xireen qeybo muhiim ah oo caasimada ka tirsan.<\/p>\n<p>Waa gadoodkii ugu ballaadhnaa oo ay caasimada ka sameeyeen ciidamada xili dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmajo horay u ballanqaaday in ay bixineyso mishaarka ciidamada iyo shaqaallaha dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka militariga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw la wareegay qeybo badan oo ka mid ah magaalada caasimada ah Muqdisho, iyaga ka cabanaya mishaar la\u2019aan. Ciidanka qaar ayaa u dhaqaaqay dhanka xaafadda Buulo Xuubey,iyaga oo joojiyay dhamaaba ganacsiga iyo isku socodka dadka iyo gadiidka. Ciidamadan ayaan wax dhibaato ah u\u00a0 geysan dadka shacabka ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7922,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7921","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7921","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7921"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7923,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7921\/revisions\/7923"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7922"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}