{"id":7940,"date":"2017-03-13T06:04:28","date_gmt":"2017-03-13T06:04:28","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7940"},"modified":"2017-03-13T06:04:28","modified_gmt":"2017-03-13T06:04:28","slug":"afartan-iyo-sideed-ruux-oo-itoobiyaan-ah-oo-ku-dhintay-qashinqub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7940","title":{"rendered":"Afartan iyo sideed ruux oo Itoobiyaan ah oo ku dhintay qashinqub"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Ugu yaraan 48 ruux ayaa ku dhintay qashin qub sida buuraha noqday oo dusha ka maray guryo ku yaala duleedka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, sida ay saraakiishu sheegeen.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo ay sheegeen in wali la la&#8217;yahay tiro dad ah tan iyo markii uu qashinkaasi ku habsaday dadka Sabtidii, dadka deegeenku waxay sheegeen in ay halkaas ku sugnaayeen 150 ruux, marka uu shilku dhacay.<\/p>\n<p>Qashinka oo aad u badnaa ayaa aasay guro halkaas ka dhisnaa oo macmal ah,<\/p>\n<p>Goobtaas ayaa qashinka magaalada Addis Ababa lagu daadinayay muddo 50 sano ka badan.<\/p>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37405208\">Itoobiya oo raaligalin ka bixisay khariirado khaldan oo ardayda la baray<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38167372\">Itoobiya oo xirtay hogaamiye mucaarad ah oo caan ah<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37852198\">Xisbiga deegaanka Soomaalida Itoobiya oo dib u qaabayn lagu sameeyay<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/37053587\">Qaramada Midoobay oo ku baaqday Itoobiya in la geeyo kormeerayaal<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<p>Afhayeen u hadlay magaalada ayaa wakaaladda wararka ee AP u sheegay in carruur badan ay ka mid yihiin dadka halkaas ku dhintay.<\/p>\n<p>Waxaa laga cabsi qabaa in dhimashadu ay intaas ka sii badan karto.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"http:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/150BA\/production\/_95120268_aafeceee-97e7-432c-be26-062e8dd67d61.jpg\" alt=\"Dadka deegaanka ayaa ku soo aruuray qashin qubka ayaga oo sugaya in ay war ka helaan kuwa ay jecelyihiin\" width=\"976\" height=\"549\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">AP<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Dadka deegaanka ayaa ku soo aruuray qashin qubka ayaga oo sugaya in ay war ka helaan kuwa ay jecelyihiin<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"http:\/\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/B9AC\/production\/_95123574_be594e91-3b7b-44ab-a76a-3c183b31e4d8.jpg\" alt=\"In kabadan 50 sano ayaa qashinka lagu daadinayay goobtan\" width=\"976\" height=\"549\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">AFP<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">In kabadan 50 sano ayaa qashinka lagu daadinayay goobtan<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape no-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"http:\/\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/3F4A\/production\/_95120261_ethiopiaaddisababa4640317.png\" alt=\"Khariidad\" width=\"976\" height=\"549\" \/><\/span><\/figure>\n<p>Sources;Bbcaomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 48 ruux ayaa ku dhintay qashin qub sida buuraha noqday oo dusha ka maray guryo ku yaala duleedka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, sida ay saraakiishu sheegeen. Waxaa kale oo ay sheegeen in wali la la&#8217;yahay tiro dad ah tan iyo markii uu qashinkaasi ku habsaday dadka Sabtidii, dadka deegeenku waxay sheegeen in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7941,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7942,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7940\/revisions\/7942"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}