{"id":7957,"date":"2017-03-14T07:06:57","date_gmt":"2017-03-14T07:06:57","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7957"},"modified":"2017-03-14T07:06:57","modified_gmt":"2017-03-14T07:06:57","slug":"baarlamaanka-britain-oo-ansixiyay-ka-bixidda-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7957","title":{"rendered":"Baarlamaanka Britain oo ansixiyay ka bixidda Midowga Yurub"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Britain ayaa ansixiyay sharciga qabyada ah ka bixitaanka Midowga Yurub, iyadoo tallaabadan ay horseedeyso in Xukuumadda ay bilowdo inay hirgeliso ka bixitaanka Midowga Yurub.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Xukuumadda ayaa lagu wadaa inay bilowdo dhaqan gelinta qodobka 50aad, si ay u xaqiijiso in UK si rasmi ah uga baxdo Midowga Yurub.<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Xildhibaanada Aqalka sare ayaa ka haray arrimaha la xiriira xaqa degenaanshaha ee Midowga Yurub iyo cod bixin wax ku ool ah oo ku saabsan heshiiska kama dambeysta ee ka bixitaanka.<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Sidoo kale ansixintan waxaa cakiriyay ku dhawaaqida Scotland ee qabashada afti labaad oo ay madax banaani kaga qaadaneyso UK.<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Boqorada ayaa la filayaa inay si rasmi ah u saxiixdo, si sharcigana u noqdo maanta oo Talaado ah dhaqan gal rasmi ah<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Xukuumadda UK ayaa qorsheyneysa in dhamaadka sanadkan ay si rasmi ah u bilowdo tallaabooyinka ay uga baxayaan Midowga Yurub.<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Sanadkii la soo dhaafay ayay aheyd markii afti laga qaaday dalkaas ay uga baxeen ka sii mid ahaanshaha Midowga Yurub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Britain ayaa ansixiyay sharciga qabyada ah ka bixitaanka Midowga Yurub, iyadoo tallaabadan ay horseedeyso in Xukuumadda ay bilowdo inay hirgeliso ka bixitaanka Midowga Yurub. &nbsp; Xukuumadda ayaa lagu wadaa inay bilowdo dhaqan gelinta qodobka 50aad, si ay u xaqiijiso in UK si rasmi ah uga baxdo Midowga Yurub. Xildhibaanada Aqalka sare ayaa ka haray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7958,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7957","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7957"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7959,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7957\/revisions\/7959"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}