{"id":796,"date":"2016-09-04T05:26:11","date_gmt":"2016-09-04T05:26:11","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=796"},"modified":"2016-09-04T05:26:11","modified_gmt":"2016-09-04T05:26:11","slug":"madaxweynaha-somaliya-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-markii-ugu-horeysay-sheegay-inay-si-buuxda-u-taageersan-yihiin-qoondada-haweenka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=796","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliya  iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Markii Ugu Horeysay Sheegay  inay si buuxda u taageersan yihiin qoondada haweenka."},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Madaxweynaha Soomaaliya\u00a0Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Xarunta Madaxtooyada somaliya\u00a0 kulan kula yeeshay haweenka xubnaha ka aha Baarlamaanka Federaalka somaliya\u00a0 iyo haween ka tirsan ururrada bulshada.<span id=\"more-53922\"><\/span><\/p>\n<p align=\"left\">Kulankan oo looga hadlayey qoondada 30% ee haweenka ku leeyihiin goleyaasha qaranka, ayaa Madaxweynaha waxaa uu haweenka u sheegay in shirkii Madasha Hoggaamiyeyaasha ee bishii August lagu go\u2019aansadey in si buuxda loo fuliyo qoondada haweenka ee doorashada 2016.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay inay si buuxda u taageersan yihiin qoondada haweenka ee goleyaasha qaranka, iyagoo kula dardaarmey inay u midoobaan gaarista hadafkooda siyaasadeed, isla markaana ay door weyn ku yeeshaan talada iyo dib u dhiska dalka.<\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/xasa-jawari.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53923\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/xasa-jawari.jpg\" alt=\"xasa-jawari\" width=\"648\" height=\"433\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/xasan-jawari1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53924\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/xasan-jawari1.jpg\" alt=\"xasan-jawari1\" width=\"648\" height=\"433\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/xasan-jawari2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53925\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/xasan-jawari2.jpg\" alt=\"xasan-jawari2\" width=\"648\" height=\"433\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/xasan-jawari3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53926\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/xasan-jawari3.jpg\" alt=\"xasan-jawari3\" width=\"648\" height=\"433\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/xasan-jawari4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53927\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/xasan-jawari4.jpg\" alt=\"xasan-jawari4\" width=\"648\" height=\"433\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/xasan-jawari5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53928\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/xasan-jawari5.jpg\" alt=\"xasan-jawari5\" width=\"648\" height=\"433\" \/><\/a>Sources;Jowhar<\/p>\n<p align=\"left\">www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p align=\"left\">Hargeysa\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya\u00a0Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Xarunta Madaxtooyada somaliya\u00a0 kulan kula yeeshay haweenka xubnaha ka aha Baarlamaanka Federaalka somaliya\u00a0 iyo haween ka tirsan ururrada bulshada. Kulankan oo looga hadlayey qoondada 30% ee haweenka ku leeyihiin goleyaasha qaranka, ayaa Madaxweynaha waxaa uu haweenka u sheegay in shirkii Madasha Hoggaamiyeyaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":797,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-796","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=796"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":798,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/796\/revisions\/798"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}