{"id":7963,"date":"2017-03-14T07:29:44","date_gmt":"2017-03-14T07:29:44","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7963"},"modified":"2017-03-14T07:29:44","modified_gmt":"2017-03-14T07:29:44","slug":"budhcad-badeed-soomaali-ah-oo-afduubtay-markab-weyn-oo-shidaalka-qaada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7963","title":{"rendered":"Budhcad badeed Soomaali ah oo afduubtay markab weyn oo shidaalka qaada."},"content":{"rendered":"<p>Budhcad badeed Soomaali ah ayaa Badweynta Hindiya ka soo afduubtay Markab weyn oo kuwa shidaalka qaada ah, iyadoo markab la geeyay xeebaha deegaanka Caluula ee Puntland.<span id=\"more-66262\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Markabkan ayaa la sheegay inuu yahay markab fanacsi oo watay calanka dalka Imaaraadka Carabta, sida Idaacada VOA ay u xaqiijiyeen ilo wareedyo ku sugan Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dadka deegaanka Caluula ayaa ku waramaya in Markabkan labo maalin ka hor uu soo gaaray xeebta Caluula, waxaana la ogeyn dadka saaran.<\/p>\n<p>Illaa 8 ruux ayaa la sheegay inay ka qeyb qaateen howl galka Afduubka, iyadoo markii la geeyay deegaanka Caluula ay u tageen dhalinyaro kaluumeysato ah.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in dadka afduubtay ay yihiin dhalinyaradii badda ka kaluumeysanayay, kuwaasoo muddooyinkii u dambeeyay dhibaatooyin kala kulmayay maraakiibta shisheeye ee xaalufinta ka wada Badda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Howl galada burcad badeedka ayaa hoos u dhac ku yimid saddexdii sano ee u dambeeyay, waxaana yaraaday afduubkii maraakiibta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Budhcad badeed Soomaali ah ayaa Badweynta Hindiya ka soo afduubtay Markab weyn oo kuwa shidaalka qaada ah, iyadoo markab la geeyay xeebaha deegaanka Caluula ee Puntland. &nbsp; Markabkan ayaa la sheegay inuu yahay markab fanacsi oo watay calanka dalka Imaaraadka Carabta, sida Idaacada VOA ay u xaqiijiyeen ilo wareedyo ku sugan Puntland. &nbsp; Dadka deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7964,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7963"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7965,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7963\/revisions\/7965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}