{"id":7979,"date":"2017-03-15T10:56:24","date_gmt":"2017-03-15T10:56:24","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7979"},"modified":"2017-03-15T10:56:24","modified_gmt":"2017-03-15T10:56:24","slug":"ururka-al-shabaab-oo-xukun-gacmo-goyn-ah-ku-fulisay-labo-dhalinyaro-ah-gobolka-shhoose-ee-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7979","title":{"rendered":"Ururka Al-shabaab oo xukun gacmo goyn ah ku fulisay labo dhalinyaro ah gobolka Sh\/hoose Ee Somaliya."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Islaamiga ah \u00a0ee Xarakada Alshabaab gobolka shabeelaha hoose ayaa gelinkii dambe ee shalay xukun gacmo goys ah \u00a0ku fulisay labo wiil oo dhalinyaro ah oo lagu helay dambi ah tuuganimo deegaanka Dar Salaam ee gobolka Sh\/hoose.<span id=\"more-66363\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xukunkan ayaa lagu fuliyay Cabdi Cali \u00a0Maxamed oo 25 sana jir ah kaasoo laga gooyay lugta bidix iyadoo hore gacanta loogaga gooyay dambi uu galay halka Maxamed Xasan Cumar oo 20 sana jir ah laga gooyay gacanta midig.<\/p>\n<p>\u201cMaxkamaddu markii ay dhageysatay dacwada lagu soo oogay eedeysaneyaasha iyo jawaabihii ay bixiyeen oo ahayd mid qiraal ah, waxay maxkamaddu u bandhigtay shareecada islaamka, wuxuu noqday Xadu Sariqah, waxay soo saartay xukunka soo socda:- Cabdi Cali Maxamed waxaa laga goynayaa lugta bidix kadib markii horay looga gooyay gacanta bidix, halka Max\u2019med Xasan Cumar laga goynayo gacanta bidix\u201d ayuu yiri qaadiga maxkamadda oo fagaaraha ka akhrinayey xukunka.<\/p>\n<p>Maxkamadaha Islaamiga ee Xarakada Alshabaab ayaa hore sidan oo kale xukuno gacmo goyn ah ugaga fuliyay deegaanada ay maamulaan ee gobolka Sh\/hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Islaamiga ah \u00a0ee Xarakada Alshabaab gobolka shabeelaha hoose ayaa gelinkii dambe ee shalay xukun gacmo goys ah \u00a0ku fulisay labo wiil oo dhalinyaro ah oo lagu helay dambi ah tuuganimo deegaanka Dar Salaam ee gobolka Sh\/hoose. &nbsp; Xukunkan ayaa lagu fuliyay Cabdi Cali \u00a0Maxamed oo 25 sana jir ah kaasoo laga gooyay lugta bidix [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7980,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7979","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7979"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7981,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7979\/revisions\/7981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}