{"id":7982,"date":"2017-03-15T11:06:25","date_gmt":"2017-03-15T11:06:25","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7982"},"modified":"2017-03-15T11:06:25","modified_gmt":"2017-03-15T11:06:25","slug":"madaxweynaha-somaliya-oo-madaxtooyada-ku-qaabilay-xoghayaha-arrimaha-dibadda-uk","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7982","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliya oo Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Uk."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris Johnson oo saaka booqasho aan horay loo sii shaacin ku soo gaaray magaalada Muqdisho.<span id=\"more-66348\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, arrimaha gargaarka sama falka ee UK siineyso Soomaaliya, abaaraha iyo shirka London ee bisha May dhici doona.<\/p>\n<p>Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris Johnson ayaa soo dhoweeyay doorashadii bil ka hor ee Madaxweyne Farmaajo, waxaana uu sheegay in Soomaaliya ay horumar ka sameyneyso dhinaca dimoqraadiyada.<\/p>\n<p>Booqashada Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain ayaa ah mid hal maalin ah, waxaa la filayaa inuu shir jaraa\u2019id kaga hadlo safarkiisa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/boris.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-66349\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/boris.jpg\" alt=\"\" width=\"665\" height=\"499\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain Boris Johnson oo saaka booqasho aan horay loo sii shaacin ku soo gaaray magaalada Muqdisho. &nbsp; Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, arrimaha gargaarka sama falka ee UK siineyso Soomaaliya, abaaraha iyo shirka London [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7983,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7982","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7982","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7982"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7984,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7982\/revisions\/7984"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}