{"id":80,"date":"2016-08-13T11:29:11","date_gmt":"2016-08-13T11:29:11","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=80"},"modified":"2016-08-13T11:47:23","modified_gmt":"2016-08-13T11:47:23","slug":"80","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=80","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo Meelmariyay In Ciidamo La Geeyo Dalka South sudan."},"content":{"rendered":"<p>juba(www.Gacanlibaaxnews.com)_Golaha Ammaanka \u00a0Qaramada Midoobay ayaa Markii Ugu Horeysay \u00a0meelmariyay in Ciidamo Tiradodu gadhayso 4000 oo Askari \u00a0la geeyo dalka South Sudan.<\/p>\n<p>Bilihi \u00a0la soo dhaafay ayaa waxaay dagaalo ku dhexmaren \u00a0Ciidama Dowlada iyo kuwa mucaraadka ah gudaha \u00a0caasimadda jubba.<\/p>\n<p>Dagaaladasi \u00a0ayaa waxaa ka dhashay dil baahsan, tacaddiyo galmo iyo dhibaatada xaaladda bini&#8217;aadamnimo ah.<\/p>\n<p>Waxaa maalmihi ugu danbeyay xooga la saaray intii uu socday shirkii Golaha Ammaanka ee Qaramda Midoobay mas&#8217;uuliyadda aasaasiga ah ee ilaalinta dadka rayidka ah inay u taalo dowladda dalkaasi.<\/p>\n<p>Ciddamadan cusub ee Afrika ah \u00a0ayaa waxaa u suura galaysa inay la dagaalaman kooxaha khatarta ku ah dadka Rayidka ah.<\/p>\n<p>Balse milateriga dalkaasi South Sudan ayaa lagu eedeyay inay ka qeybqaateen dilalkii iyo tacadiyadii loo geeystay dad rayid ah intii dagaaladu ay socdeen.<\/p>\n<p>Qarmada Midoobay ayaa ciidan dheerad ah \u00a0u diraysa dalkaasi iyadoo ay kacsantahay\u00a0 xaaladu.<\/p>\n<p>Ciidammadan dheeradka ah oo gaadhaya Tiradodu ilaa 4000 ayaa qeyb wayn \u00a0ka qaadan doona sugidda amniga caasimadda Juba, si ay u ilaaliyan garoonka \u00a0diyaaradaha iyo xaruumo kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p>Waxayna amar ku heysataan inay tallaabo ka qaadan koox walbo oo weerar ku qaado xarumaha Qaramada Midoobay, ha&#8217;yadaha gargraaka iyo dadka rayidka ah.<\/p>\n<p>Hasa ahaate dalka \u00a0South Sudan ayaa waxa ay iska diiday qaraarka Qaramada Midoobay iyadoo qaadashada go&#8217;aankaasna ku tilmaantay mid nasiib darra ah.<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku goodiyay suuragalnimada cunaqabatayn dhinaca hubka ah waa haddii South Sudan aanay muujinin wado shaqeyn.<\/p>\n<p>Iskatay ahaataba tan iyo markii dalka south sudan xornimada\u00a0 ka qatay wadanka sudan ayaa dalkaasi waxa ka jiray dagaalo sookeey kuwaas oo u dhexeyay dowlada waddankaas gacanta ka haysa iyo kooxaha mucaaradka ah.<\/p>\n<p>www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n<h5><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792?fref=nf\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/h5>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>juba(www.Gacanlibaaxnews.com)_Golaha Ammaanka \u00a0Qaramada Midoobay ayaa Markii Ugu Horeysay \u00a0meelmariyay in Ciidamo Tiradodu gadhayso 4000 oo Askari \u00a0la geeyo dalka South Sudan. Bilihi \u00a0la soo dhaafay ayaa waxaay dagaalo ku dhexmaren \u00a0Ciidama Dowlada iyo kuwa mucaraadka ah gudaha \u00a0caasimadda jubba. Dagaaladasi \u00a0ayaa waxaa ka dhashay dil baahsan, tacaddiyo galmo iyo dhibaatada xaaladda bini&#8217;aadamnimo ah. Waxaa maalmihi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":79,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-80","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=80"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80\/revisions\/84"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/79"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=80"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=80"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=80"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}