{"id":800,"date":"2016-09-04T05:40:06","date_gmt":"2016-09-04T05:40:06","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=800"},"modified":"2016-09-04T05:45:33","modified_gmt":"2016-09-04T05:45:33","slug":"800","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=800","title":{"rendered":"Hoggaamiyeyaasha Waddamada G20 Oo Shir Uga Furmay Dalka Shiinaha."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/nbq-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-802\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/nbq-1-300x169.jpg\" alt=\"nbq\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/nbq-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/nbq-1.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Hoggaamiyeyaasha waddamada ugu dhaqaalaha Rroon aduunka ayaa magaalada Hanjuu ee dalka Shiinaha u jooga shirkooda sanad laha ah ee G-20.<\/p>\n<p>Xaaladda dhaqaale ee caalamka ayaa noqon doonta arrinta ugu muhiimsan ee ay hoggaamiyeyaashani ka wada hadli doonaan.<\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa ka digay in soo kabashada dhaqaale ee gaabiska ah ee caalamka ay halis ku tahay waddamada saboolka ah.<\/p>\n<p>Maalinta ugu horreysa shirkan ayaa waddamada ka qayb galaya waxa ay yeelanayaan kulamo gooni gooni ah oo ay uga wada hadlayaan iskaashiga ka dhaxeeya.<\/p>\n<p>sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyeyaasha waddamada ugu dhaqaalaha Rroon aduunka ayaa magaalada Hanjuu ee dalka Shiinaha u jooga shirkooda sanad laha ah ee G-20. Xaaladda dhaqaale ee caalamka ayaa noqon doonta arrinta ugu muhiimsan ee ay hoggaamiyeyaashani ka wada hadli doonaan. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa ka digay in soo kabashada dhaqaale ee gaabiska ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":801,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=800"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":804,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/800\/revisions\/804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/801"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}