{"id":8034,"date":"2017-03-18T05:57:30","date_gmt":"2017-03-18T05:57:30","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8034"},"modified":"2017-03-18T05:57:30","modified_gmt":"2017-03-18T05:57:30","slug":"trump-aniga-iyo-merkel-waa-nala-basaasay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8034","title":{"rendered":"Trump: Aniga iyo Merkel waa nala basaasay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweyne Trump ayaa markale ku celiyay eedeyntiisa ah in maamulkii Obama uu basaasi jiray.<\/p>\n<p>Mar ay xalay asaga iyo hogaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel, si wadajir ah shir jaraa&#8217;id ugu qabteen Aqalka Cad, ayaa waxa uu sheegay in labadooda ay ka siman yihiin basaasidda lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa sanadkii 2015 qiray in sirdoonkiisa ay dhagaysteen telefoonnada Merkel iyo dadka la shaqeeya.<\/p>\n<p>Mr Trump ayaa dhanka kale beeniyay in sirdoonka Britain ay ku lug lahaayeen basaasidda uu sheegay in lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Mr Trump iyo Mrs Merkel ayaa ka wadahadlay arrimo ay ka mid yihiin ganacsiga labada dal u dhexeeya iyo gaashaanbuurta NATO.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump ayaa ku adkeystay in ajendihiisa uu ku hormarinayo danaha Maraykanka aanu ka dhigeyn nin gooni u socod ah:<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Jarmalka ayaa dhankeeda ka hadashay muhiimadda ay leedahay NATO, waxaana ay sheegtay in dalkeeda uu sare u qaadayo miisaaniyadda difaaca.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Trump ayaa markale ku celiyay eedeyntiisa ah in maamulkii Obama uu basaasi jiray. Mar ay xalay asaga iyo hogaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel, si wadajir ah shir jaraa&#8217;id ugu qabteen Aqalka Cad, ayaa waxa uu sheegay in labadooda ay ka siman yihiin basaasidda lagu sameeyay. Maraykanka ayaa sanadkii 2015 qiray in sirdoonkiisa ay dhagaysteen telefoonnada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8035,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8034","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8034"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8036,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8034\/revisions\/8036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}