{"id":8038,"date":"2017-03-18T06:09:40","date_gmt":"2017-03-18T06:09:40","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8038"},"modified":"2017-03-18T06:09:40","modified_gmt":"2017-03-18T06:09:40","slug":"waddooyinka-muqdisho-oo-saaka-xiran-iyo-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-ku-soo-wajahan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8038","title":{"rendered":"Waddooyinka Muqdisho oo saaka xiran iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ku soo wajahan"},"content":{"rendered":"<p>Dadka Muqdisho ayaa saaka ku soo toosay qaar ka mid ah waddooyinka muhiimka oo xiran iyo ciidamo ku sugan Isgoysyada, kuwaasoo dadka iyo gaadiidka ka celinaya.<span id=\"more-66514\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wadada Maka Al-Mukarama ayaa ka xiran dhowr qeybood oo ay ku sugan yihiin ciidamo isugu jira Boolis iyo Nabadsugid.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa ku sugan Isgoyska Banaadir, Zoope KM4, Taleex, Dabka illaa Sayidka, waxaana ciidamada ay dadka dib uga celinayaan waddooyinka jid cadayaasha ee soo aada wadada Maka Al-Mukarama.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa xiran jidka ka baxa Hotelkii Jubba ee taga illaa Guriga Hooyooyinka, waxaana dadka ay ku marayaan meelaha qaar si lug ah, halka meelo qaarna looba diidayo lug.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in waddooyinka muhiimka ah ay u xiran yihiin, imaansaha wafdi ka socda Midowga Afrika \u00a0oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Dadka Muqdisho ayaa sheegaya in dowladda cusub aysan waxba ka bedelin balan-qaadkeedii ahaa inay joojineyso xiritaanka waddooyinka oo dowladdii hore looga bartay, waxaana xaalka u muuqdaa in jidkii dowladdii hore inay ku socoto dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka Muqdisho ayaa saaka ku soo toosay qaar ka mid ah waddooyinka muhiimka oo xiran iyo ciidamo ku sugan Isgoysyada, kuwaasoo dadka iyo gaadiidka ka celinaya. &nbsp; Wadada Maka Al-Mukarama ayaa ka xiran dhowr qeybood oo ay ku sugan yihiin ciidamo isugu jira Boolis iyo Nabadsugid. Ciidamada ayaa ku sugan Isgoyska Banaadir, Zoope KM4, Taleex, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8039,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8040,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8038\/revisions\/8040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}