{"id":8041,"date":"2017-03-18T06:19:55","date_gmt":"2017-03-18T06:19:55","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8041"},"modified":"2017-03-18T06:19:55","modified_gmt":"2017-03-18T06:19:55","slug":"tirada-dadkii-ku-dhintay-doontii-lagu-duqeeyay-xeebaha-yemen-oo-korortay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8041","title":{"rendered":"Tirada dadkii ku dhintay Doontii lagu duqeeyay xeebaha Yemen oo korortay (Sawirro)"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhay tirada dadkii ku dhintay duqeyntii loo geystay doon ay la socdeen qaxooti Soomaaliyeed xeebaha dalka Yemen, iyadoo duqeyntan ay ka dambeysay diyaarad kuwa qumaatiga u kaca ee loo yaqaano Apache.<span id=\"more-66522\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Geerida dadka qaxootiga ee doonta saarnaa ayaa gaartay 42 ruux oo ay ku jiraan haween iyo carruur, waxaana dadkan la sheegay inay us ocdeen dalka Sudan.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Hey\u2019adda socdaalka adduunka ee IOM ayaa sheegay in qiyaastii 80 ruux la soo bad baadiyay, kuwaasoo saarnaa doonida.<\/p>\n<p>Mucaaradka Xuutiyiinta Yemen ayaa ku eedeeyay isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga inuu ka dambeeyay duqeyntii lagu laayay qaxootiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Meydadka iyo dhaawacyada ayaa la geeyay magaalada Xudeyda ee dalka Yemen oo la sheegay inay aheyd halkii ay ka baxday doonidan.<\/p>\n<p>Dalka Yemen ayaa waxaa ka socda dagaalo sokeeye oo u dhaxeeya mucaaradka xuutiyiinta, dowladda taagta daran ee Yemen oo taageero ka helaya Isbaheysiga dalalka Khaliijka ee uu hoggaamiyo Sacuudiga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/duqeyn-yemen.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-66523\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/duqeyn-yemen.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"362\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/duqeyn-yemen1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-66524\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/duqeyn-yemen1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/duqeyn-yemen2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-66525\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/duqeyn-yemen2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"361\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/duqeyn-yemen3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-66526\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/duqeyn-yemen3.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhay tirada dadkii ku dhintay duqeyntii loo geystay doon ay la socdeen qaxooti Soomaaliyeed xeebaha dalka Yemen, iyadoo duqeyntan ay ka dambeysay diyaarad kuwa qumaatiga u kaca ee loo yaqaano Apache. &nbsp; Geerida dadka qaxootiga ee doonta saarnaa ayaa gaartay 42 ruux oo ay ku jiraan haween iyo carruur, waxaana dadkan la sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8042,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8041"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8043,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8041\/revisions\/8043"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8042"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}