{"id":8044,"date":"2017-03-18T10:41:25","date_gmt":"2017-03-18T10:41:25","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8044"},"modified":"2017-03-18T10:41:25","modified_gmt":"2017-03-18T10:41:25","slug":"guddoomiyaha-midowga-afrika-mousa-faki-oo-soo-gaaray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8044","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Midowga Afrika Mousa Faki oo soo gaaray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Mousa Faki ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Booqashada Mousa Faki ayaa ah tii u horeysay ee uu ku yimaado magaalada Muqdisho, tan iyo markii xilka Guddoomiyaha Midowga loo doortay.<\/p>\n<p>Mousa Faki ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Madaxa howl galka AMISOM iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p>Socdaalka Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Muqdisho ayaa la sheegay inay xiriirto arrimaha abaaraha ka jira Soomaaliya iyo dar dar gelinta howl galka AMISOM.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa lagu wadaa inuu kula kulmo Xarunta Madaxtooyada Madaxweyne Maxamed C\/llaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo la xiray waddooyin muhiim ah oo halbowle u ah isu socodka xaafadaha Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Mousa Faki ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. &nbsp; Booqashada Mousa Faki ayaa ah tii u horeysay ee uu ku yimaado magaalada Muqdisho, tan iyo markii xilka Guddoomiyaha Midowga loo doortay. Mousa Faki ayaa waxaa ku soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8045,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8046,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8044\/revisions\/8046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}