{"id":8090,"date":"2017-03-19T13:37:10","date_gmt":"2017-03-19T13:37:10","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8090"},"modified":"2017-03-19T13:37:10","modified_gmt":"2017-03-19T13:37:10","slug":"xildhibaan-ka-tirsan-baarlamaanka-maamul-goboleedka-puntland-oo-u-geeriyooday-dhaawac-ka-soo-gaaray-qarax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8090","title":{"rendered":"Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabo C\/qaadir Faarax Bootaan ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax 8-dii bishan loogu xiray gaarigiisa, xilli uu ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.<span id=\"more-66611\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa xaqiijiyay in Xildhibaan Bootaan uu ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Waxaa lagu wadaa in meydkiisa loo soo qaaday deegaanada Puntland, si loogu aaso, waxaana socda qaban qaabo loogu sameynayo aaskiisa.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa dalka Kenya loogu qaaday, markii xaalada dhaawiciisa ay cuslaatay, waxna looga qaban waayay gudaha Puntland.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa horay u sheegatay mas\u2019uuliyada qaraxaas, waxaana uu noqonayaa xildhibaankii u horeeyay oo ka tirsan Puntland oo lagu dilo qarax gaarigiisa loogu xiro<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabo C\/qaadir Faarax Bootaan ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax 8-dii bishan loogu xiray gaarigiisa, xilli uu ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. &nbsp; Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa xaqiijiyay in Xildhibaan Bootaan uu ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada Nairobi. Waxaa lagu wadaa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8091,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8090","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8090"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8092,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8090\/revisions\/8092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}