{"id":8157,"date":"2017-03-22T12:03:15","date_gmt":"2017-03-22T12:03:15","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8157"},"modified":"2017-03-22T12:03:15","modified_gmt":"2017-03-22T12:03:15","slug":"waddani-oo-xilal-u-magacaabay-masuuliyiin-ka-tirsan-xisbigaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8157","title":{"rendered":"WADDANI oo Xilal u Magacaabay Mas\u2019uuliyiin Ka Tirsan Xisbigaas"},"content":{"rendered":"<h1>WADDANI oo Xilal u Magacaabay Mas\u2019uuliyiin Ka Tirsan Xisbigaas<\/h1>\n<p>Hargeysa(GLN):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa mas&#8217;uuliyiin cusub u magacaabay xilalka guddoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI ee gobalka Maroodi-jeex iyo weli ba sida oo kale guddoomiyaha degmada Axmed Dhagax, waxaana ay go&#8217;aamiyeen in laga bilaabo maanta ay guddoomiye ku xigeenka gobalka Maroodi-jeex ee Xisbiga WADDANI ay u magacaabaan Maxamed Cabdullaahi Cismaan halka guddoomiyaha degmada Axmed Dhagax na loo magacaabay Xuseen Faarax Odowaa.<\/p>\n<p>Xilalkan uu Xisbiga WADDANI u magacaabay mas&#8217;uuliyiinta, ayaa dhawaan mas&#8217;uuliyiin hore u hayey uu xisbigaasi ka caydhiyey xilalkaasi iyaga oo hore na u baahiyey digniino la xidhiidha gefaf ay ku sameeyeen shuruucda u taala Xisbiga WADDANI.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/JEE.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8158\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/JEE.jpg\" alt=\"\" width=\"434\" height=\"613\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/JEE.jpg 434w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/JEE-212x300.jpg 212w\" sizes=\"auto, (max-width: 434px) 100vw, 434px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WADDANI oo Xilal u Magacaabay Mas\u2019uuliyiin Ka Tirsan Xisbigaas Hargeysa(GLN):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa mas&#8217;uuliyiin cusub u magacaabay xilalka guddoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI ee gobalka Maroodi-jeex iyo weli ba sida oo kale guddoomiyaha degmada Axmed Dhagax, waxaana ay go&#8217;aamiyeen in laga bilaabo maanta ay guddoomiye ku xigeenka gobalka Maroodi-jeex ee Xisbiga WADDANI ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8159,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8157","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8157","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8157"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8157\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8160,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8157\/revisions\/8160"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8157"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8157"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8157"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}