{"id":8198,"date":"2017-03-24T06:49:19","date_gmt":"2017-03-24T06:49:19","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8198"},"modified":"2017-03-24T06:49:19","modified_gmt":"2017-03-24T06:49:19","slug":"booliska-uganda-oo-raadinaya-askar-toogatay-gabadh-saddex-sano-jir-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8198","title":{"rendered":"Booliska Uganda oo raadinaya askar toogatay gabadh saddex sano jir ah"},"content":{"rendered":"<p>Booliska dalka Uganda ayaa raadinaya afar ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababaran kuwaasoo lagu eedeeyay in ay toogasho ku dileen gabar saddex sano jir ah.<span id=\"more-66946\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa lagu eedeynayaa inay sidoo kale dhaawaceen gabadha hooyadeed iyo nin kale. arrintani ayaa ka dhacday tuulo ku taalla gobolka Mityana ee bartamaha dalka Uganda Isniintii.<\/p>\n<p>Afartaasi askeri wakhtigaa iyada ah rasmiyan shaqo kuma aanay jirin, mana cadda sababta ka dambaysay toogashadaasi.<\/p>\n<p>Booliska ayaa dhacdadani ku tilmaamay mid si aad looga xumaado, waxayna sheegeen inay bixin doonaan kharashaadka ku baxaya dawada dadka dhaawaca ah.<\/p>\n<p>Raggaasi ayaa lagu soo waramayaa in ay baxsadeen, booliskuna waxay wacad ku mareen in raggaasi gacanta lagu soo dhigi doono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska dalka Uganda ayaa raadinaya afar ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababaran kuwaasoo lagu eedeeyay in ay toogasho ku dileen gabar saddex sano jir ah. &nbsp; Waxa lagu eedeynayaa inay sidoo kale dhaawaceen gabadha hooyadeed iyo nin kale. arrintani ayaa ka dhacday tuulo ku taalla gobolka Mityana ee bartamaha dalka Uganda Isniintii. Afartaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8199,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8198","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8200,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8198\/revisions\/8200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}