{"id":8210,"date":"2017-03-24T08:46:03","date_gmt":"2017-03-24T08:46:03","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8210"},"modified":"2017-03-24T08:46:03","modified_gmt":"2017-03-24T08:46:03","slug":"maraykanka-oo-safiir-ka-dhigay-nin-si-weyn-u-taageersand-eegaamaynta-israaiil-ka-wado-dhulka-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8210","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Safiir Ka Dhigay Nin Si Weyn U TaageersanD eegaamaynta Israa&#8217;iil Ka Wado Dhulka Falastiin"},"content":{"rendered":"<p>Aqalka Senate-ka ayaa meelmariyay in David Friedman uu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u fadhiya Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p>Xubnaha u codeeyay ayaa ahaa 52 waxaana meelmariyay 46, inkastoo ay ka soo horjeedsadeen xubnaha xisbiga Dimuqraaadiga.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/_95297255_be58d379-dbc1-4084-8876-ec07bb7e5d51%281%29.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Friedman oo mar Donald Trump u soo noqday gareen ayaa aad uga soo horjeeday hadafka Maraykanka ee ah xalka labada dawladood ee Israa&#8217;iil iyo Falastiin.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu taageeray deegaamaynta ay Yuhuuddu ka wadaan dhulka lahaysto ee Daanta Galbeed, wuxuuna taageeray in safaaradda Maraykanka loo raro magaalada Qudus.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ma aqoonsana in Qudus ay caasimad u tahay Israa&#8217;iil, wakhti dheerna safaaradda Maraykanku waxay<\/p>\n<div><span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">ku taalay magaalada Tel Aviv.<\/span><\/span><\/div>\n<p>Falastiiniyiintu waxay doonayaan in Bariga Qudus ay noqoto caasimadda mustaqbalka dalkooda, laakiin Israa&#8217;iil waxay sheeganaysaa magaalada oo dhan iyo in aan lakala qaybin karin.<\/p>\n<p>58 jirkan ayaa intii ay doorashadu socotay Trump kala talinayay arrimaha Maraykanka iyo Israa&#8217;iil dhexyaalla.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha Israa&#8217;iil Benjamin Netanyahu oo aan xiriir wanaagsan la lahayn madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ayaa soo dhaweeyay magacaabista Friedman.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Source:-BBCsomali<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqalka Senate-ka ayaa meelmariyay in David Friedman uu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u fadhiya Israa&#8217;iil. Xubnaha u codeeyay ayaa ahaa 52 waxaana meelmariyay 46, inkastoo ay ka soo horjeedsadeen xubnaha xisbiga Dimuqraaadiga. Friedman oo mar Donald Trump u soo noqday gareen ayaa aad uga soo horjeeday hadafka Maraykanka ee ah xalka labada dawladood ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8211,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8210","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8212,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8210\/revisions\/8212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}