{"id":8279,"date":"2017-03-26T04:39:22","date_gmt":"2017-03-26T04:39:22","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8279"},"modified":"2017-03-26T04:39:22","modified_gmt":"2017-03-26T04:39:22","slug":"madaxweynaha-maraykanka-donald-trump-oo-u-jeestay-dib-u-habeynta-canshuuraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8279","title":{"rendered":"Madaxweynaha  Maraykanka Donald Trump oo u jeestay dib u habeynta canshuuraha"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweyne Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay in uu u jeesanayo dib u habeynta canshuuraha ka dib markii garwaaqsaday in uu ku guul dareeystay in uu xaqiijiyo balanti u qaaday xilligii doorashada ee ku saabsaneeyd daacadnimada.<\/p>\n<p>Xeer la donayey in looga takhaluso dib u habeeynta caafimaadka ee Madaxweynaha ayaa dib loola noqday maalintii Jimcihii .<\/p>\n<p>Donald Trump, ayaa qeexay inuu la yaabay oo uu ka niyadjabay inuu burburay sharci la doonayay in lagu badelo adeega caafimaad ee Obamacare.<\/p>\n<p>Xisbigiisa Jamhuuriga ayaa dib ula laabtay hindise sharciyeed ka hor inta uusan u codeyn Kongareeska Mareykanka, markaasi oo ay caddaatay in aanay haysan taageero ku filan oo lagu horgeeyo aqalka.<\/p>\n<p>In meesha laga saaro adeegga caafimaad ee Obamacare ayaa waxa ay qeyb muhiim ah u aheyd ballanqaadyadii ololaha doorashada ee madaxweyne Trump.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n<p class=\"story-body__h1\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay in uu u jeesanayo dib u habeynta canshuuraha ka dib markii garwaaqsaday in uu ku guul dareeystay in uu xaqiijiyo balanti u qaaday xilligii doorashada ee ku saabsaneeyd daacadnimada. Xeer la donayey in looga takhaluso dib u habeeynta caafimaadka ee Madaxweynaha ayaa dib loola noqday maalintii Jimcihii . Donald [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8280,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8279","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8279","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8279"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8279\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8281,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8279\/revisions\/8281"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8280"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8279"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8279"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8279"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}