{"id":8285,"date":"2017-03-26T06:32:27","date_gmt":"2017-03-26T06:32:27","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8285"},"modified":"2017-03-26T06:32:43","modified_gmt":"2017-03-26T06:32:43","slug":"taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-somaaliya-oo-la-bedelay-iyo-taliye-cusub-oo-la-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8285","title":{"rendered":"Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada Somaaliya oo la bedelay iyo Taliye cusub oo la magacaabay."},"content":{"rendered":"<p>Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada Jen. Ibraahim Sheekh Muxiyadiin ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay, iyadoo wali uu socdo is bedelada lagu sameynayo kooxdii horay ula soo shaqeysay Madaxweynihii hore.<span id=\"more-67079\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhowaad bil ku qaadatay, tan iyo markii uu xafiiska la wareegay in wax ka bedel buuxa ku sameeyo xilalka kala duwan ee Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada ayaa waxaa loo magacaabay Col. Axmed Maxamed Afcadey oo horay u ahaa Taliyihii Madaxtooyada, xilligii Madaxweyne Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>Ilaalada Madaxtooyada waa ciidan Milateri hoos-taga Taliska xoogga dalka, waxaa loo yaqaan Koofiyo cas, waxayna gaarayaan illaa guuto ciidan.<\/p>\n<p>Taliyaha xilka laga bedelay Ibraahim Sheekh Muxiyadiin ayaa mar soo noqday Madaxa Paratocol-ka Madaxweynihii hore, waa nin ay aad isugu dhowaayeen Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Waxaa uu noqonayaa xubintii u dambeeysay ee saameysa seefta is bedelka Madaxweyne Farmaajo oo doonaya in Madaxtooyada ka baal-siibo dhamaan intii la soo shaqeysay Madaxweynihii isaga ka horeeyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada Jen. Ibraahim Sheekh Muxiyadiin ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay, iyadoo wali uu socdo is bedelada lagu sameynayo kooxdii horay ula soo shaqeysay Madaxweynihii hore. &nbsp; Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhowaad bil ku qaadatay, tan iyo markii uu xafiiska la wareegay in wax ka bedel buuxa ku sameeyo xilalka kala duwan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8286,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8285","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8285","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8285"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8288,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8285\/revisions\/8288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}