{"id":8289,"date":"2017-03-26T12:10:45","date_gmt":"2017-03-26T12:10:45","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8289"},"modified":"2017-03-26T12:10:45","modified_gmt":"2017-03-26T12:10:45","slug":"guddoomiyaha-kulmiye-oo-shacabka-ka-tacsiyadeeyey-geerida-marxuum-dr-yaasiin-axmed-sulub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8289","title":{"rendered":"Guddoomiyaha KULMIYE Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Dr. Yaasiin Axmed Sulub"},"content":{"rendered":"<p><strong><u>TACSI GUDDOOMIYE<\/u><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, qaranka iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Dr<strong> Yaasiin Axmed Sulub<\/strong> oo ka mid ahaa xubnihii dhidibada u taagay wada-hadallada u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo Khaatumo oo xalay \u00a0oo ay taariikhdu ahayd 26\/03\/2017 ku geeriyooday magaalada Diridhaba ee is-maamulka Soomaalida Ethiopia.<\/p>\n<p>Guddoomiyuhu waxa uu marxuumka ku sifeeyey aqoonyahan karti badnaa, isla markaana door laxaad leh kasoo qaatay \u00a0sidii jawi nabadeed looga \u00a0abuuri lahaa deegaannada Bariga Somaliland,loona turxaan bixin lahaa tabashooyinka ay shacabkaasi tirsanayaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, qaranka iyo asxaabta uu ka baxayna uu Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo. Aamiin\u2026.Aamiin\u2026.Aamiin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>TACSI GUDDOOMIYE &nbsp; IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN &nbsp; Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, qaranka iyo shacabka Somaliland ee uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8290,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8289","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8289"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8291,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8289\/revisions\/8291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8290"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}