{"id":8346,"date":"2017-03-27T17:16:04","date_gmt":"2017-03-27T17:16:04","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8346"},"modified":"2017-03-27T17:16:04","modified_gmt":"2017-03-27T17:16:04","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-ashahaado-sharaf-uu-ku-mutaystay-waxqabadka-muuqda-eegobolka-saaxil-gaadhsiiyey-gudoonsiiyey-maayarka-magaaladda-berbera-cshukuur-cidin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8346","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Ashahaado Sharaf Uu Ku Mutaystay Waxqabadka Muuqda Ee,Gobolka Saaxil Gaadhsiiyey Gudoonsiiyey Maayarka Magaaladda Berbera C\/Shukuur Cidin"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Oo Ashahaado Sharaf Uu Ku Mutaystay Waxqabadka Muuqda Ee,Gobolka Saaxil Gudoonsiiyey Maayarka Magaaladda Berbera C\/Shukuur Cidin<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Maayarka Magaalada Berbera<\/strong> oo Loo Aqoonsaday masuulliyiinta ugu waxqabadka badan Somaliland<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Berbera-(GLN)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)ayaa aad iyo aad u majiirtay soona dhaweeyey horumarka balaadhan ee uu sameeyey\u00a0\u00a0 mudadii uu xilka hayey magaalada\u00a0<em>Berbera<\/em>\u00a0C\/shakuur Cidin, ee\u00a0\u00a0la xidhiidha wax qabadka muuqda ee uu ku talaabsaday una hor-seeday magaalo xeebeedka berbera\u00a0waxa aad ku mutaysatay shahaadado sharaf dedaalka iyo wax ka bedelka aad ku samaysay horu-socodka wayn ee aad ka hirgalisay Berbera,isaga mahadnaq iyo dhiirigelin u soo jeediyey maayarka iyo guud ahaan madaxda kala duwan ee gobolka saaxil ka hawlgala<\/p>\n<p>Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa kale oo uu xadhiga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Berbera, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen saddex waddo oo halbawle u ah magaalada gudeheeda dhismeheedahana ay ku suntan tahay dawlada hoose ee Berbera, sidoo kalena waxa uu madaxweynuhu xadhiga ka jaray Xarun casriya oo ay daahfurtay Shirkadda SOMGAS.<\/p>\n<p><strong>Maayarka <\/strong>magaalada\u00a0<em>Berbera<\/em>\u00a0C\/shakuur Cidin<strong> ayaa ku guulaystay kaalinta koowaad ee waxqabadka Maayaradda dalka gaar ahaana magaaladda berbera,<\/strong> horumarka balaadhan ee uu ku talaabsaday <strong>Maayarka berbera ayaa waxa ka markhaati kacay guud ahaan bulsho waynta ku dhaqan gobolka saaxil iyo guud ahaan inta la socota waxqabadkiisa<\/strong><\/p>\n<p><strong>Maayarka Magaalada Berbera<\/strong> oo Loo Aqoonsaday masuulliyiinta ugu waxqabadka badan Somaliland iyo Maayarka Berbera oo kaalinta koowaad ku guulaystay maayaradda dalka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Dhanka kale dad kala duwan oo la \u00a0waydiiyey masuulka \u00a0ay u aqoonsanyihiin inuu waxqabad muujiyey ayaa boqolkiiba boqol ay bulshadaasi kaalinta koowaad ugu codeeyeen<\/strong> <strong>Maayarka magaalada Berbera<\/strong>.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Daraasaddan oo lagu soo bandhigay xaflado kala duwan oo ay shacbi waynaha Somaliland ee ka warhaya waxqabadkiisa gaar ahaana kuwa reer saaxil ay ku soo bandhigayeen hudheeladda kala duwan ee dalka taas oo loogu aqaoonsaday <\/strong>masuulliyiinta ugu waxqabadka badan Somaliland iyo Maayarka Berbera oo kaalinta koowaad ku guulaystay maayaradda dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Haddaba Maayer Mudane (Cabdi Shakuur Cirdin) ,marka aynu hoos u eegno ama qiimayno \u00a0wax-qabadkii faraha\u00a0 badnaa ee dhinaca horumarinta arrimaha bulshada, bilicda magaalada Berbera,hagaajinta waddooyinka, dhismaha noocyadiisa kala duwan ee \u00a0magaalada Berbera iyo nawaaxigeeda,\u00a0Waxbarashadda, Nabadgelyadda, Wadooyinka\u00a0\u00a0oo ah danta guud ee ummaddu si wadda jira uga wadda faa,iideysanayso.<\/p>\n<p>Waxay cid kastaa og-soontahay oo ay marag ka tahay gaar ahaanna dadka aqoonta leh ee wax cabira\u00a0 in aan qofna hal maami Karin horumarka muuqda ee Maayer Mudane Cabdi Shakuur ka hirgeliyey magaalada Berbera.), taasina ay tahay sababta ay madax fara badani ku \u00a0gudoon siiyeen Ashahaado sharafyo uu ku mutaystay waxqabadkiisa waxay munaasibad uu mar labaad isugu sharraxay golaha deegaanka oo lagu qabtay magaalada Berbera ku guddoonsiisay Duqa Degmada Berbera md.Mudane Cabdi Shakuur.<\/p>\n<p>Waxaan anigu shaqsiyan ku talin lahaa in uu \u00a0Maayer Mudane Cabdi Shakuur mar labaad isu soo taago una tartamo Xildhibaannimada Golaha deegaanka Berbera ee doorashada golahayaasha deegaanka oo dhawaan lagu wado in ay dalka ka qabsoonto,<\/p>\n<p>Sidoo kale qaar badan oo ka mida bulshada Somaliland ee jecel horumarka wadanka ayaa aad u danaynaya in \u00a0Maayar Mudane Cabdi Shakuur \u00a0mar kale\u00a0 isu soo taago golaha deegaanka Berbera inay tahay wax-qabadkii muuqday ee uu sameeyey uu\u00a0 muddadii sannadaha badan ahayd ee uu \u00a0Maayerka ka ahaa degmada Berbera, taasoo ay ku doodeen inuu mudan yahay in mar labaad uu ka mid noqdo golaha deegaanka ee Berbera loo dooranayo welibana loo sii doorto Maayer si uu wax-qabadkiisa faraha badan ee uu degmada ka hirgeliyey halkaa uga sii amba-qaado.<\/p>\n<p>Waxa meel walba ka muuqda oo xasuus mudan wadooyinka bilicda leh ee uu \u00a0Mudane Cabdi Shakuur ka hirgaliyey daafaha gobolka maroodi jeex ee Berbera iyo waliba deegaannada hoos tagaa aanay ahayn wax halkan lagu soo koobi karo, markaynu si dhaba u eegno ama u milicsanno horumarka uu Dowladda Hoose ee Berbera gaadhsiiyey mudadii uu xilka hayey \u00a0waxa markhaati ma-doon ah, oo si cad u muuqata wax tarkiisii.<\/p>\n<p>Soo jiidashada xiligan ay bebera soo jiidatay ganacsatada ganacsiga iyo dalxiiska waxa muujinaya korodhka dhismayaasha waa weyn oo isugu jira hurdo, cunto cabitaan iyo goobo lagu nasto cimilada xeebeedka dabiiciga ah ee ay\u00a0berbera\u00a0leedahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ka faaidaysiga khayraadka dabiiciga ah ee badda ayaa u muuqaday mid kobcay sidii uu ahaan jiray sanadihii hore,taana mahad naqeeda ILLAAHAY ka sakow waxa iska leh Cabdi Shukuur Cidin.<\/p>\n<p>By:Axmed M.M.C<\/p>\n<p>Tel:0633347767<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Oo Ashahaado Sharaf Uu Ku Mutaystay Waxqabadka Muuqda Ee,Gobolka Saaxil Gudoonsiiyey Maayarka Magaaladda Berbera C\/Shukuur Cidin \u00a0 Maayarka Magaalada Berbera oo Loo Aqoonsaday masuulliyiinta ugu waxqabadka badan Somaliland &nbsp; Berbera-(GLN)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)ayaa aad iyo aad u majiirtay soona dhaweeyey horumarka balaadhan ee uu sameeyey\u00a0\u00a0 mudadii uu xilka hayey magaalada\u00a0Berbera\u00a0C\/shakuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8347,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8346","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8346"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8348,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8346\/revisions\/8348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8347"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}