{"id":8385,"date":"2017-03-28T17:34:43","date_gmt":"2017-03-28T17:34:43","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8385"},"modified":"2017-03-28T17:34:43","modified_gmt":"2017-03-28T17:34:43","slug":"xoghayaha-arrimaha-gudaha-waddani-oo-ka-hadlay-sida-ay-u-shaqeeyaan-wasaaradaha-arrimaha-gudaha-ee-caalamku","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8385","title":{"rendered":"Xoghayaha Arrimaha Gudaha WADDANI oo Ka Hadlay Sida ay u Shaqeeyaan Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ee Caalamku"},"content":{"rendered":"<p><strong>Xoghayaha Arrimaha Gudaha WADDANI oo Ka Hadlay Sida ay u Shaqeeyaan Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ee Caalamku<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>SIDEE U SHAQEEYSAA XOG-HAYNTA ARRIMAHA GUDAHA EE MARAYKANKU<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xoghaynta Arrimaha Gudaha Ee Maraykanka<\/strong><\/p>\n<p>Xoghaynta arimaha gudaha ee maraykanku tusaale ahaan waxay u xilsaran tahay maamulida, illaalinta dulka federalka &amp; khayraadka dabiiciga ah;\u00a0 waxay dusha ka eegtaa hay\u2019adaha &amp; xafiisyada maaraynta dhulka, sahaminta\u00a0 joolayiyada &amp; adeegyada seerayaasha qaranka (national park service) xoghayntu waxay kaloo ka shaqaysaa oo magacawdaa\u00a0 seerayaasha muwaadiniintu gaarka u leeyihiin gudidooda; xoghayntu waxay qayb ka tahay\u00a0 golaha madaxwaynuhu gudoomiyo (golaha wasiirada) Waaxda arimaha gudaha ee maraykanka laguma khaldo wasaaradaha arimaha gudaha sida ay u isticmaalaan dawlado badani wassaaradaha arrimaha gudaha ee wadamadu waxay maamulaan amniga gudaha oo maraykanka gooni u taagan.Maxaa wacay siyaasada qaybta arimaha guduha\u00a0 &amp;\u00a0 waaxaheedu waxay leeyihiin\u00a0 muhiimado wax raadeeya qaybaha hoos yimaada xoghaynta arrimaha gudaha waxaa ka mid ah:<\/p>\n<p>1)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ku xigeenka xoghayaha arimaha gudaha<\/p>\n<p>2)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Caawiyaha xoghaya ee siyaasada, maamulka &amp; miisaaniyada<\/p>\n<p>3)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Caawiyaha xoghayaha ee dhulka &amp; maamulka macdanaha<\/p>\n<p>4)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Caawiyaha xoghayaha ee biyaha &amp; sayniska<\/p>\n<p>5)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Caawiyaha xoghaya ee kalluunka, ugaadha &amp; seerayaasha<\/p>\n<p>6)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0Caawiyaha\u00a0 xoghayaha qabaa\u2019ilka hindida<\/p>\n<p>7)\u00a0 Maamulaha, amniga, badbaadada, meel marinta sharciga, &amp; xafiiska dib u\u00a0\u00a0 hagaajinta<\/p>\n<p>8)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Maamulha gobollada dhexe, ee\u00a0 sahaminta juquraafiga<\/p>\n<p>9)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Maamulaha gobolada buuralayda &amp; seerayaasha qaranka<\/p>\n<p>10)\u00a0 Dawlad goboleedka Colorado, xafiiska maamulka dhulka<\/p>\n<p>11)\u00a0 Illaalinta gobollada, dhagaxleyda ah.<\/p>\n<p><strong>Wasaaradda arrimaha gudaha Ee Aduunku maxay qabtaan<\/strong><\/p>\n<p>Wassarada arimaha guduhu;\u00a0 waa wassaarad dawladeed;\u00a0 ka masuul ah siyaasda gudaha, maamulidda xaaladaha degdega ah, amniga qaranka ee gudaha, diiwaangelinta, kormeerida dawladaha hoose, dhaqan gelinta doorashooyinka, maaraynta guud\u00a0 &amp; arimaha sadcaalka.Wadamada qaarkood, amuuraha la xidhiidha hagaajinta sharciga iyo kala danbaynta, maamulida cadaalada ayaa ka mid ah\u00a0 hawlaheeda oo ay gooni kala yihiin wasaarada cadaalada, wadamada qaarkood, siyaasada &amp; amniga guud waxaa maamula wasaarado kale oo la magac baxa, wasaarada amniga iwm,\u00a0 waxaana wasaarada arimaha gudaha u hadha maamulida dawladaha hoose, maamulka dadwaynaha, doorashooyinka\u00a0 iwm.<\/p>\n<p>Waa side hadaba teenu\u2026.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Arrimaha Gudaha WADDANI oo Ka Hadlay Sida ay u Shaqeeyaan Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ee Caalamku \u00a0 SIDEE U SHAQEEYSAA XOG-HAYNTA ARRIMAHA GUDAHA EE MARAYKANKU Xoghaynta Arrimaha Gudaha Ee Maraykanka Xoghaynta arimaha gudaha ee maraykanku tusaale ahaan waxay u xilsaran tahay maamulida, illaalinta dulka federalka &amp; khayraadka dabiiciga ah;\u00a0 waxay dusha ka eegtaa hay\u2019adaha &amp; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8386,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8385","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8385","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8385"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8385\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8387,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8385\/revisions\/8387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8386"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}