{"id":8406,"date":"2017-03-29T09:23:28","date_gmt":"2017-03-29T09:23:28","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8406"},"modified":"2017-03-29T09:23:28","modified_gmt":"2017-03-29T09:23:28","slug":"madaxweyne-cabdi-maxamuud-cumar-oo-socdaal-ku-maraya-deegaamada-kililka-shanaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8406","title":{"rendered":"MADAXWEYNE CABDI MAXAMUUD CUMAR OO SOCDAAL KU MARAYA DEEGAAMADA KILILKA SHANAAD"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Madaxwaynaha DDSI mudane<strong>Cabdi Maxamuud Cumar <\/strong>iyo wafti balaadhan oo ku jira socdaalkii roob-doon ayaa \u00a0ka anbabaxay tuulada caleen oo ka tirsan degmada shilaabo \u00a0oo ay habeenkii xalay u hoydeen.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-44246\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/warr03.jpg?resize=300%2C200\" alt=\"warr03\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Madaxwaynaha DDSI mudane <strong>Cabdi Maxamuud Cumar<\/strong> iyo waftigan uu \u00a0hogaaminayo ayaa maanta intii ayna ka anbabixin tuulada caleen waxay kulamo la yeesheen qaybaha kala duwan ee bulshada, iyada oo uu madaxwaynaha DDSI ka waraystay bulshada xaaladaha noloshooda, kana warbixiyay ujeedada socdaalkooda.<\/p>\n<p>Waxayna waftigu\u00a0 markii ay ka ambabexeen tuulada caleen \u00a0gaadheen tuulada laaso-caano \u00a0oo ka tirsan degmada shilaabo iyada oo ay halkaasi si wayn ugu soo dhaweeyeen qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan tuuladaasi waxayna kulamo la yeesheen qaybaha kala duwan ee bulshada iyada oo uu madaxwaynaha DDSI iyo waftigan uu hogaaminayaa meelkasta oo ay gaadhaan ay gaadhsiinayeen bulshada deeqo isugu jira raashin calafka xoolaha iyo daawooyinka dadka iyo tuunyadaba, Iyadoo madaxwaynaha iyo waftigiisu bulshada usheegayeen inay allah baryaan oo ay waydiistaan roob khayr qayba in allah siiyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waftigan ayaa gaadhay degmada la helyucub oo ka tirsan gobolka doolo halkaasi oo uu madaxwaynaha DDSI xadhiga kaga jaray ceel biyood (Riig) \u00a0oo ay xukuumada DDSI ka\u00a0\u00a0 hirgaliyay \u00a0degmada lahelyucub \u00a0kaas oo looga faa\u2019iidaynayo bulshada ay abaaruhu saameeyeen.<\/p>\n<p>Ugu danbayn waftiga ayaa galinkii \u00a0danbe ee maanta soo gaadhay xarunta gobolka \u00a0doolo ee magaalada wardheer halkaasi oo ay si heer sare ah ugu soo dhaweeyeen qaybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulada gobolka iyo kuwa degmada wardheer, Waxayna wakhti-xaadirkan ku sugan yihiin magaalada wardheer ee xarunta gobolka doolo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha DDSI mudaneCabdi Maxamuud Cumar iyo wafti balaadhan oo ku jira socdaalkii roob-doon ayaa \u00a0ka anbabaxay tuulada caleen oo ka tirsan degmada shilaabo \u00a0oo ay habeenkii xalay u hoydeen. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigan uu \u00a0hogaaminayo ayaa maanta intii ayna ka anbabixin tuulada caleen waxay kulamo la yeesheen qaybaha kala duwan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8407,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8406","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8406","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8406"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8406\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8408,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8406\/revisions\/8408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}