{"id":8445,"date":"2017-03-30T10:09:14","date_gmt":"2017-03-30T10:09:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8445"},"modified":"2017-03-30T10:09:14","modified_gmt":"2017-03-30T10:09:14","slug":"wasiirka-arrimaha-dibada-somaliland-sacad-cali-shire-oo-tanzania-gaadhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8445","title":{"rendered":"WASIIRKA ARRIMAHA DIBADA  SOMALILAND  SACAD CALI SHIRE OO TANZANIA GAADHAY."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Wefdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL Dr. Sacad Ali Sire oo ka qeyb galay Shirkii Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Khaarajiga Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka qeyb galay shirkii 4 Afraad ee loo qabto dalalka Islaamka ee Qaradda Afrika oo Somaliland markii ugu horeysa lagu casuumo, shirkan waxaa lagaga hadlayay siddii\u00a0 dalalka Qarada afrika ee islaamka ahi ay u dhiiri gelin lahaayeen maalgelin\u00a0 ku dhisan nidaamka islaamiga ah ee loo yaqaan<strong><em><u>(Islamic Finance)\u00a0 <\/u><\/em><\/strong>iyo sidii loo fududeyn lahaa shuruucda\u00a0 bananka islaamka ee dalalkaasi.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-44291\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/pict-5.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"pict 5\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Shirkaasi waxaa ka soo qeyb galay badi dalalka islaamka ah ee qaraada afrika oo ay Somalilandna ka mid tahay.\u00a0 madaxd Sharafeedkii\u00a0\u00a0 halkaasi ka hadlay waxaa ka mid ahaa<\/p>\n<p>-Wasiirka Arrimaha dibedda&amp;Isk. Caalamiga ah ee\u00a0 Somaliland\u00a0 Dr. Sacad Cali Shire<\/p>\n<p>-Kaaliyaha xafiiska Madaxweynaha Tanzanaia H.E\u00a0 Faustin\u00a0 Kamuzora<\/p>\n<p>-Safiirka dalka sudan u fadhi Tanzania H.E Mahgoub Ahmed<\/p>\n<p>-Safiirka dalka Pakistan u fadhi Tanzania H.E Amir Khan<\/p>\n<p>-Gudoomiye \u2013ku Xigeenka Hayada\u00a0 Cameysika Tanzania H.E Saqware<\/p>\n<p>Dhamaan madaxdaasi\u00a0 waxay hoosta\u00a0 ka xariiqeen ahmiyada ay leedahay in la\u00a0 dardar geliyo nidaamka maalgelinta bangiyada islaamiga ah.<\/p>\n<p>Waxa xusdi mudan dadkii\u00a0 meesha joogay oo ay\u00a0 soo jiidatay markii\u00a0 Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland uu la wadaag\u00a0 in barlamaanka Jamhuuradda\u00a0 Somaliland ay ansixiyeen\u00a0 <strong><em><u>Xeerka Bananka Islaamka XEER LR.55\/2012<\/u><\/em><\/strong>\u00a0 oo Maxaweynahay Jamhuuryada Somaliland uu saxeexay dhaqan gelinta xeerkaasi 2012 bishii 10\/03\/2012.<\/p>\n<p>Wefdiga wasiirka waxaa ku weheliyay\u00a0 Gudoomiyaha Hayada Qurbjooga JSL Mudane Abdi Cabdilahi Xirsi iyo Agaasimaha Siyaasadda ee Wasaaradda Khaarij-ga Somaliland Mudane Cabdiqani Axmed Xassan \u201cGoole\u201d<\/p>\n<p>Gaba gabadii shirkaasi waxaa shahaado sharaf la gudoonsiiyay Wasiirka Arr.ddibedd JSL iyo xubnihii la socday ee wefdigaasi.<\/p>\n<p>Wefdiga uu Hogaaminaya wasiirka Sacad Cali Shire ayaa waxaa la filayaa in ay kulamo kala duwan la yeeshayan dawlada Tanzania gaar ahaan <strong><em>Wasiirka Arrimaha dibeda Tanzania Ambassador Augustine Mahiga.<\/em><\/strong>Waxa kaloo la filaya in wefdigu\u00a0\u00a0 kulan balaadhan la yeeshaan\u00a0 jaliyadda\u00a0 Somaliland ee ku dhaqan dalka Tanzania.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em><u>Source: Wasaaradda Arrimaha dibedda &amp;isk. Caalamiga ah ee<\/u><\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <u>Jamhuuridda Somaliland<\/u><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wefdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL Dr. Sacad Ali Sire oo ka qeyb galay Shirkii Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Khaarajiga Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka qeyb galay shirkii 4 Afraad ee loo qabto dalalka Islaamka ee Qaradda Afrika oo Somaliland markii ugu horeysa lagu casuumo, shirkan waxaa lagaga hadlayay siddii\u00a0 dalalka Qarada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8446,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8445"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8447,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8445\/revisions\/8447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}