{"id":8451,"date":"2017-03-30T10:45:08","date_gmt":"2017-03-30T10:45:08","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8451"},"modified":"2017-03-30T10:45:08","modified_gmt":"2017-03-30T10:45:08","slug":"golaha-wasiirada-soomaaliya-oo-markii-ugu-horeysay-yeelanaya-kulankooda-u-horeeyay-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8451","title":{"rendered":"Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Markii Ugu Horeysay  yeelanaya kulankooda u horeeyay Maanta,"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankooda u horeeyay, kaddib markii shalay uu ansixiyay Baarlamaanka, lana dhaariyay.<span id=\"more-67306\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulankan deg deg ah ayaa shalay waxaa iclaamiyay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo looga hadlayo labo qodobo oo muhiim ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay mudnaan gaar ah siineyso arrimaha gurmadka abaaraha iyo ammaanka.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in la gaaray waqtigii la soo afjari lahaa falalka argagaxa iyo amni darada, isagoo xusay inay abaabuli doonana bulshada si la isaga kaashado arrimaha ammaanka.<\/p>\n<p>Kulanka Golaha Wasiirada ayaa looga bartay inuu dhaco maalmaha khamiista, iyadoo Xukuumaddihii hore maalinta Khamiista shir isugu imaan jireen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankooda u horeeyay, kaddib markii shalay uu ansixiyay Baarlamaanka, lana dhaariyay. &nbsp; Kulankan deg deg ah ayaa shalay waxaa iclaamiyay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo looga hadlayo labo qodobo oo muhiim ah. Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay mudnaan gaar ah siineyso arrimaha gurmadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8452,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8453,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8451\/revisions\/8453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}