{"id":8506,"date":"2017-04-01T10:02:48","date_gmt":"2017-04-01T10:02:48","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8506"},"modified":"2017-04-01T10:02:48","modified_gmt":"2017-04-01T10:02:48","slug":"qaar-ka-mid-ah-wasiirada-cusub-ee-xukumada-soomaaliya-oo-maanta-xilalka-kala-wareegaya-wasiiradii-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8506","title":{"rendered":"Qaar ka mid ah Wasiirada cusub Ee Xukumada Soomaaliya oo maanta xilalka kala wareegaya Wasiiradii hore."},"content":{"rendered":"<article id=\"post-67421\" class=\"post-67421 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-wararka\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Waxaa maanta bilaabanaya todobaadka xil wareejin ah ee Golaha Wasiirada cusub Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ay xilalka kala wareegayaan Wasiiradii Xukuumaddii hore ee Cumar C\/rashiid.<span id=\"more-67421\"><\/span><\/p>\n<p><ins class=\"adsbygoogle\"><ins id=\"aswift_1_expand\"><ins id=\"aswift_1_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Illaa Lix wasaaradood ayaa maanta la filayaa inay xilalka la wareegaan, kuwaasoo ay ka mid yihiin, Wasaaradaha Maaliyada, Amniga, Arrimaha Gudaha iyo kuwa kale.<\/p>\n<p>Munaasabadaha xil wareejinta ayaa goor dhow ka dhici doona xarumaha, iyadoo Wasiirada cusub lagu wareejin doono, document-yo iyo waxyaabihii ay qabteen Wasiiradii hore.<\/p>\n<p>Kulankii Golaha Wasiirada ee khamiistii ayaa waxyaabaha looga hadlay waxaa ka mid ahaa arrimaha xil wareejinta Wasiirada cusub.<\/p>\n<p>Wasiirada cusub ayaa marka ay xafiiska la wareegaan waxaa u bilaabanaya howlahooda, iyadoo howlaha wasaaradaha ay ahaayeen kuwo hakad ku jiray bilihii la soo dhaafay ee uu dalka ku jiray kala guurka iyo olaha doorashada.<\/p>\n<p>Ilo wareedyada ayaa sheegaya in ka hor inta aysna Wasiirada cusub xilalka la wareegin ay buuxin doonaan warqado ay ku cadeynayaan hantidooda gaarka ah, in howshooda si daacad u gudanayaan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ama Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka ayaa midkood marqaati ka noqonaya howlaha xil wareejinta ee maanta bilaabaneysa, iyadoo ay socon doonto muddo todobaad ah.<\/p>\n<p>Xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre oo todobaadkii la soo dhaafay heshay codka kalsoonida ayaa waxaa sugaya howlo fara badan oo u baahan waxqabad dhab ah, iyadoo ay ugu weyn tahay arrimaha ammaanka iyo wax ka qabashada xaaladaha abaareed ee dalka ka jira.<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<div class=\"ad5\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta bilaabanaya todobaadka xil wareejin ah ee Golaha Wasiirada cusub Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ay xilalka kala wareegayaan Wasiiradii Xukuumaddii hore ee Cumar C\/rashiid. Illaa Lix wasaaradood ayaa maanta la filayaa inay xilalka la wareegaan, kuwaasoo ay ka mid yihiin, Wasaaradaha Maaliyada, Amniga, Arrimaha Gudaha iyo kuwa kale. Munaasabadaha xil wareejinta ayaa goor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8507,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8506","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8506","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8506"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8508,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8506\/revisions\/8508"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8507"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}