{"id":8535,"date":"2017-04-02T08:02:54","date_gmt":"2017-04-02T08:02:54","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8535"},"modified":"2017-04-02T08:02:54","modified_gmt":"2017-04-02T08:02:54","slug":"shaqaale-ka-tirsan-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya-oo-saaka-lagu-weeraray-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8535","title":{"rendered":"Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Oo saaka lagu weeraray Magalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Gaadhi ay la socdeen shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ayaa saaka lagu rasaaseeyay Xaafada Xamar Bile ee degmada Wardhiigley, xilli ay ku soo wajahnaayeen goobtooda shaqo.<span id=\"more-67491\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dabley hubeysan oo gaari wadatay ayaa gaariga ay la socdeen shaqaalaha ku rasaaseeyay meel ku dhow saldhiga Wardhiigley, kaddibna baxsaday.<\/p>\n<p>Hal ruux oo ahaa darawalka Gaariga ayaa geeriyooday, halka labo kalena ay ku dhaawacmeen weerarkaas, sida ay dad goob joogayaal ah xaqiijiyeen.<\/p>\n<p>Darawalka dhintay ayaa magaciisa lagu soo gaabiyay Cabdi Dheere, waxaa ka bad baaday weerarka labo kale oo saarnaa gaariga.<\/p>\n<p>Shaqaalahan ayaa la sheegay in subax walba uu gaadiid ka soo qaadi jiray degmada Wardhiigley, kaddibna u kaxeyn jiray xarunta Wasaaradda Maaliyadda.<\/p>\n<p>Weerarkan saaka lagu qaaday shaqaalahan, ayaa ku soo beegmaya, maalin kaddib markii Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Dr. C\/raxmaan Ducaale Beyle uu xilka Wasaaradda kala wareegay Wasiirkii hore Maxamed Aadan Fargeeti.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaadhi ay la socdeen shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ayaa saaka lagu rasaaseeyay Xaafada Xamar Bile ee degmada Wardhiigley, xilli ay ku soo wajahnaayeen goobtooda shaqo. &nbsp; Dabley hubeysan oo gaari wadatay ayaa gaariga ay la socdeen shaqaalaha ku rasaaseeyay meel ku dhow saldhiga Wardhiigley, kaddibna baxsaday. Hal ruux oo ahaa darawalka Gaariga ayaa geeriyooday, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8536,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8535","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8535","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8535"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8537,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8535\/revisions\/8537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}