{"id":8538,"date":"2017-04-02T08:21:45","date_gmt":"2017-04-02T08:21:45","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8538"},"modified":"2017-04-02T08:21:45","modified_gmt":"2017-04-02T08:21:45","slug":"raysal-wasaare-kuxigeenka-turkiga-oo-saaka-soo-gaadhay-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8538","title":{"rendered":"Raysal Wasaare kuxigeenka Turkiga oo saaka soo gaadhay Magalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.<span id=\"more-67494\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Axmed Guuleed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad iyo Mas\u2019uuliyiin kale ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.<\/p>\n<p>Booqashada Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Turkiag uu ku yimid Muqdisho ayaa la sheegay in ujeedkeedu yahay u kuur gelida xaalada abaaraha, arrimaha bani\u2019aadanimada iyo xoojinta howlaha mashaariicda iyo kaalmada ay siiyaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Vyesi Kaynak iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay la kulmaan Madaxda dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in booqashada Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka ay horu dhac u noqoneysaa socdaal la filayo inuu bishan gudaheed ku yimaado Muqdisho Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo furi doono saldhig Milateri Turkiga ka dhistay deegaanka Jazeera, kaasoo lagu tababarayo Ciidamada Soomaaliya<\/p>\n<p>Turkiga ayaa ah saaxibka ugu weyn ee Soomaaliya, waxayna horay uga qeyb qaadatay howlaha dib u dhiska, arrimaha bani\u2019aadanimada, iyadoo ka hirgelisay Muqdisho mashaariic kala duwan, sida dhismayaal waddooyin, goobo waxbarasho iyo isbitaalo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/raysal1.jpg\"><br \/>\n<\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/raysal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-67497\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/raysal.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"359\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/raysal-wasare.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-67501\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/raysal-wasare.jpg\" alt=\"\" width=\"688\" height=\"917\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/raysal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-67498\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/raysal1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/turkish-deputy-pm.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-67495\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/turkish-deputy-pm.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. &nbsp; Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Axmed Guuleed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad iyo Mas\u2019uuliyiin kale ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho. Booqashada Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Turkiag uu ku yimid Muqdisho ayaa la sheegay in ujeedkeedu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8539,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8538","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8540,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8538\/revisions\/8540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8539"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}