{"id":854,"date":"2016-09-05T10:30:55","date_gmt":"2016-09-05T10:30:55","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=854"},"modified":"2016-09-05T10:33:23","modified_gmt":"2016-09-05T10:33:23","slug":"raysal-wasaaraha-somaliya-oo-ku-dhawaaqay-inuu-yahay-musharax-u-taagan-xilka-madaxweynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=854","title":{"rendered":"Raysal Wasaaraha Somaliya oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha"},"content":{"rendered":"<h1 class=\"entry-title single-entry-title\">Raysal Wasaaraha Somaliya\u00a0 Cumar Cabdirashiid\u00a0 cali Sharma\u2019arke oo\u00a0 Maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha.<\/h1>\n<p>Muqdisho(GLN)_Wararka ka imanayaa casimada Somaliaya ee muqdisho ayaa sheegay in maanta Raysal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke uu goor dhow ku dhawaaqay inuu yahay musharax taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya.<span id=\"more-54600\"><\/span><\/p>\n<p>Raysal\u00a0 Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa\u2019id uu daqiiqado ka hor ku qabtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Cumar Cabdirashiid ayaa maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi, halkaasoo uu u joogay olole ku aadan musharaxnimadiisa iyo taageero uu Beesha Caalamka ka raadinayo.<\/p>\n<p>Waxaa hore u jiray\u00a0 hadal heyn ku aadan inuu yahay musharaxiinta ugu culus ee u taagan xilka Madaxweynaha somaliya, waxaana uu loolan la geli doonaan Musharaxiin dhowr ah oo uu ka mid yahay Madaxweyne Xasan Sheekh maxamud oo hada talada dalka somaliaya gacanta ku haya.<\/p>\n<p>Sikastaba ha ahaate Raysal wasaare cumar cabdirashid ayaa Oloolan adag la gali doona musharaxiin tiro badan oo u tartaami doona xilka madaxtinimada somaliya<\/p>\n<p>Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/p>\n<p>www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal Wasaaraha Somaliya\u00a0 Cumar Cabdirashiid\u00a0 cali Sharma\u2019arke oo\u00a0 Maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha. Muqdisho(GLN)_Wararka ka imanayaa casimada Somaliaya ee muqdisho ayaa sheegay in maanta Raysal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke uu goor dhow ku dhawaaqay inuu yahay musharax taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya. Raysal\u00a0 Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":855,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-854","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=854"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":858,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/854\/revisions\/858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}