{"id":8602,"date":"2017-04-03T17:30:21","date_gmt":"2017-04-03T17:30:21","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8602"},"modified":"2017-04-03T17:30:21","modified_gmt":"2017-04-03T17:30:21","slug":"khasaare-dhimasho-iyo-dhaawac-leh-oo-ka-dhashay-qarax-ka-dhacay-wadanka-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8602","title":{"rendered":"Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Leh Oo Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Wadanka Ruushka"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 9 qof ayaa lagu dilay, 50 kalena waa ay ku dhaawacmeen ugu yaraan hal qarax ka dhacay xarun tareenada laga raaco oo ku taalla magaalada St. Petersburg ee dalka Ruushka, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta dalkaas.<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/FA84D1A1-DF59-4413-87DB-41566513F2B8_w1023_r1_s.jpg\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Warbaahinta Ruushka ayaa ku warramay in qaraxa uu ka dhacay xarunta tareenada Sennaya Square ee bartamaha magaalada.<\/p>\n<p>Dhammaan xarumaha tareenada ee magaalada labaad ee ugu weyn Ruushka ayaa la xiray.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda lama yaqaan waxa qaraxa sababay, hase yeeshee madaxweyne Vladimir Putin ayaa sheegay in baarayaasha ay eegayaan wax kasta oo suurta gal, oo ay ku jirto argagixisanimo.<\/p>\n<p>\u201cSababaha weli ma cadda, waana<\/p>\n<div><span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">waqti hore weli in laga hadlo. Baaritaanka ayaa sheegi doono. Hase yeeshee, waa ay caddahay inaan eegi doonno wax walba, oo ay ku jiraan ficillo dambiyeed ama argagixisanimo\u201d ayuu yiri Putin.<\/span><\/span><\/div>\n<p>Madaxweyne Vladimir Putin ayaa maanta tagay St. Petersburg si uu uga hadlo madal sanadeed ay leeyihiin warbaahinta, oo ay soo agaasimeen dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo Kremlin-ka uu taageero.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Source:-VOA<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 9 qof ayaa lagu dilay, 50 kalena waa ay ku dhaawacmeen ugu yaraan hal qarax ka dhacay xarun tareenada laga raaco oo ku taalla magaalada St. Petersburg ee dalka Ruushka, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta dalkaas. Warbaahinta Ruushka ayaa ku warramay in qaraxa uu ka dhacay xarunta tareenada Sennaya Square ee bartamaha magaalada. Dhammaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8603,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8602"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8604,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8602\/revisions\/8604"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8603"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}