{"id":8612,"date":"2017-04-04T05:39:12","date_gmt":"2017-04-04T05:39:12","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8612"},"modified":"2017-04-04T05:39:12","modified_gmt":"2017-04-04T05:39:12","slug":"mareykanka-oo-joojiyay-dhaqaale-uu-siinayay-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8612","title":{"rendered":"Mareykanka oo joojiyay dhaqaale uu siinayay QM"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Maraykanka ayaa kala laabatay lacagihii deeqaha ahaa ee ay siin jirtay laanta dadwaynaha ee Qaramada Midoabay islamarkana taageerada siin jirtay barnamijka qorshaha qoyska guud ahaan caalamka .<\/p>\n<p>Tilaabadan ayaa hay&#8217;adani qaramada midoobey waxa ay ku luminaysaa sanadkan oo kaliya lacag dhan 32 milyan oo doolarka maraykanka ah .<\/p>\n<p>Wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka ayaa sheegtay in sababta ay lacagta ugala laabateen ay tahay in hay&#8217;adani ay taageerto qorshaha dowlada Shiinaha ee ay dadka ku qasbto in caruurta ay iska soo xaaqaan .<\/p>\n<p>Hay&#8217;ada Qaramada Midoobay ee ka shaqaysa arimaha dadwaynaha ayaa waxa ay sheegtay in aysan taageerin aysana hormarin iska soo xaaqida caruurta islamarkana aysan jabin shuruucda Maraykanka .<\/p>\n<p>Horaantii sanadkii la soo dhaafay ayuu madaxwayne Trump waxa uu dib u soo celiyay mamnuucida in dowlada Maraykanka ay wax deeq ah siiso hay&#8217;ad waliba oo caalami ah islamarkana bixisa ama ku talisa adeegyada iska soo xaaqida caruurta.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Maraykanka ayaa kala laabatay lacagihii deeqaha ahaa ee ay siin jirtay laanta dadwaynaha ee Qaramada Midoabay islamarkana taageerada siin jirtay barnamijka qorshaha qoyska guud ahaan caalamka . Tilaabadan ayaa hay&#8217;adani qaramada midoobey waxa ay ku luminaysaa sanadkan oo kaliya lacag dhan 32 milyan oo doolarka maraykanka ah . Wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8613,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8612"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8614,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8612\/revisions\/8614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}