{"id":8618,"date":"2017-04-04T07:12:51","date_gmt":"2017-04-04T07:12:51","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8618"},"modified":"2017-04-04T07:12:51","modified_gmt":"2017-04-04T07:12:51","slug":"howl-wadeeno-ka-shaqeynayay-talaalka-polio-oo-lagu-afduubtay-gobolka-gedo-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8618","title":{"rendered":"Howl wadeeno ka shaqeynayay Talaalka Polio oo lagu afduubtay Gobolka Gedo Ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya Shaqaale caafimaad oo ka shaqeynayay Talaalka lagu afduubtay meel 15KM u jira Luuq.<span id=\"more-67654\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Taliyaha Saldhiga degmada Luuq Diyaad Cabdi Kaliil ayaa ku eedeeyay afduubkan inay ka dambeeyeen Al-Shabaab, isagoo sheegay in dadkan aysan aheyn shaqaale toos ah, balse ay ahaayeen dad nolol maalmeedkooda ka raadsanayay shaqo ay qabtaan.<\/p>\n<p>Dadkan<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in qaab joornaati maalinle ah ugu shaqeynayay Hey\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, balse aanay aheyn shaqaale rasmi ah.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in shaqaalahan lala aaday deegaanada ay ka taliyaan Al-Shabaab, waxaa uu tilmaamay inay ahaayeen dhamaantood Soomaali.<\/p>\n<p>Dadka la afduubtay oo aan tiradooda la sheegin ayaa muddo shan maalmood oo joornaati ugu shaqeynayay Hey\u2019adda WHO.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa deegaanada ay ka taliyaan ka mamnuucay hey\u2019adaha sama falka, sida kuwa gargaarka iyo caafimaadka, waxaana horay u diideen howlaha Talaalka Polio-yada oo ay sheegeen inuu yahay qorshe reer galbeedka ku ciribtirayaan taranka dadka soomaaliyeed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya Shaqaale caafimaad oo ka shaqeynayay Talaalka lagu afduubtay meel 15KM u jira Luuq. &nbsp; Taliyaha Saldhiga degmada Luuq Diyaad Cabdi Kaliil ayaa ku eedeeyay afduubkan inay ka dambeeyeen Al-Shabaab, isagoo sheegay in dadkan aysan aheyn shaqaale toos ah, balse ay ahaayeen dad nolol maalmeedkooda ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8619,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8618","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8618"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8620,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8618\/revisions\/8620"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8619"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}