{"id":862,"date":"2016-09-05T11:33:40","date_gmt":"2016-09-05T11:33:40","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=862"},"modified":"2016-09-05T11:36:08","modified_gmt":"2016-09-05T11:36:08","slug":"war-deg-deg-ah-laba-qof-oo-ku-dhintay-qarax-ka-dhacay-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=862","title":{"rendered":"War Deg Deg ah; Laba Qof Oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Magalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<h1>Laba Qof Oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Magalada Muqdisho.<\/h1>\n<p>Muqdisho(GLN)_Wararka ka imanayaa magalada muqdisho ayaa sheegayaa in Qarax wayni ka dhacay\u00a0 Wadada maka Al- mukaraam ee magalada muqdisho,<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa ka dhashay gaadhi wadada marayay, inta la ogyahay laba Qof\u00a0 ayaa ku dhintay iyadoo gaadhiga uu soo gaadhay bur bur xooggan, isla markaana uu gubtay.<span id=\"more-54605\"><\/span><\/p>\n<p>Sida ay Sheegayaan Dad goob joogayaal\u00a0 qaraxan ayaa waxa uu ka dhex dhashay gaadhiga wadada marayay, loona maleynayo in walxa qarxa meel kale looga soo Hagayey.<\/p>\n<p>qaraxan ayaa saameyn wayn\u00a0 ku yeeshay dhaq dhaqaaqii wadada iyo ganacsiga ka Jira.<\/p>\n<p>Sida la Sheegayo Ciidamada ammaanka Somaliya\u00a0 ayaa goobta gaadhay, kuwaasoo xidhay wadada, waxaana halkaas ka socda baadhitaano.<\/p>\n<h5 id=\"js_31\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fcg\"><span class=\"fwb\"><a class=\"profileLink\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span> <\/span><\/span><\/h5>\n<p>WWW.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba Qof Oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Magalada Muqdisho. Muqdisho(GLN)_Wararka ka imanayaa magalada muqdisho ayaa sheegayaa in Qarax wayni ka dhacay\u00a0 Wadada maka Al- mukaraam ee magalada muqdisho, Qaraxan ayaa ka dhashay gaadhi wadada marayay, inta la ogyahay laba Qof\u00a0 ayaa ku dhintay iyadoo gaadhiga uu soo gaadhay bur bur xooggan, isla markaana uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":863,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-862","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/862","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=862"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/862\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":865,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/862\/revisions\/865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/863"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=862"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=862"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=862"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}