{"id":8647,"date":"2017-04-05T05:51:24","date_gmt":"2017-04-05T05:51:24","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8647"},"modified":"2017-04-05T05:51:24","modified_gmt":"2017-04-05T05:51:24","slug":"kiimiko-lagu-weeraray-magaalada-idlib-oo-ay-ku-dhinteen-58-ruux","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8647","title":{"rendered":"&#8216;Kiimiko lagu weeraray&#8217; magaalada Idlib oo ay ku dhinteen 58 ruux"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Ugu yaraan 58 ruux ayaa ku dhimatay dad kale ayaana ku dhaawacmay weerar laga shakiyay in kiimiko loo adeegsaday oo ka dhacay magaalo ay jabhaduhu haystaan oo ku taalla waqooyiga-galbeed ee dalka Suuriya, sida ay sheegeen koox la socota arrimahaas.<\/p>\n<p>Kooxda la socota arrimaha xuquuqda aadanaha ee Suuriya ayaa sheegay in weerarka ka dhacay Khan Sheikhoun ee ay gaysteen diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ama Suuriya ay sababeen in dad badan ay neefqabatoobaan.<\/p>\n<p>Intaas ka dibna diyaarado dagaal ayaa duqeeyay rugo caafimaad oo lagu dawaynayay dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartay weerarkii hore, sida ay sheegeen dadka xuquuqda aadanaha u dooda.<\/p>\n<p>Dawladda Suuriya ayaa si joogto ah u diida in ay isticmaasho hub kiimiko ka samaysan.<\/p>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-39124459\">Ruushka iyo Shiinaha oo codka qayaxan ku diiday cunaqabataynta Suuriya<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37042709\">Kiimiko sun ah oo lagu weeraray Xalab<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37503377\">Amnesty oo eedeysay dowladda Suudaan<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-39191549\">Amnest: Waa ceeb haddii Sudaan ay diido baaritaanka hubka kiimikada<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<p>Haddii la xaqiijiyo in weerarkan kiimiko loo adeegsaday wuxuu noqon doonaa midkii ugu waxyeelada badnaa ee noociisa ah ee ka dhaca Suuriya tan iyo markii uu dagaalka sokeeye billawday lix sano ka hor.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape no-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/5D7F\/production\/_95453932_syriaidlibkhansheikhoun9760417.png\" alt=\"Khariidad\" width=\"976\" height=\"549\" \/><\/span><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/7A7B\/production\/_95455313_mediaitem95454589.jpg\" alt=\"Shaqaalaha gurmadka degdega ah waxay sheegeen in carruur badan ay ku jireen dadka ay dhibaatadu soo gaartay\" width=\"976\" height=\"549\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">AFP<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Shaqaalaha gurmadka degdega ah waxay sheegeen in carruur badan ay ku jireen dadka ay dhibaatadu soo gaartay<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/9975\/production\/_95458293_d4234a7b-5817-489f-9e09-e986d4cea8e1.jpg\" alt=\"Qolyaha hawlahan la socda ee mucaaradka ah ayaa sheegay in ay weerarkan gasteen diyaaradaha Ruushka ama kuwa Suuriya\" width=\"976\" height=\"549\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">REUTERS<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Qolyaha hawlahan la socda ee mucaaradka ah ayaa sheegay in ay weerarkan gasteen diyaaradaha Ruushka ama kuwa Suuriya<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/C89B\/production\/_95455315_9a7a8f3d-7e9f-4754-989e-9d3fc2cdd368.jpg\" alt=\"Qolyahana xaaladda Suuriya la socda ee mucaaradka ah way xaqiijin waayeen nooca kiimiko ee la adeegsaday\" width=\"976\" height=\"549\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">AFP<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Qolyahana xaaladda Suuriya la socda ee mucaaradka ah way xaqiijin waayeen nooca kiimiko ee la adeegsaday<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/0933\/production\/_95455320_460080d2-f3bf-4aea-a3d2-09fc602c3f7a.jpg\" alt=\"Shaqaalaha gurmadka degdega ah oo ku neefsanaya hawo oksajiin ah ka dib markii uu caawiyay dad looga shakiyay in kiimiko lagu weeraray\" width=\"976\" height=\"549\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">REUTERS<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Shaqaalaha gurmadka degdega ah oo ku neefsanaya hawo oksajiin ah ka dib markii uu caawiyay dad looga shakiyay in kiimiko lagu weeraray<\/span><\/figcaption><figcaption class=\"media-caption\">Sources;Bbcsomali<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 58 ruux ayaa ku dhimatay dad kale ayaana ku dhaawacmay weerar laga shakiyay in kiimiko loo adeegsaday oo ka dhacay magaalo ay jabhaduhu haystaan oo ku taalla waqooyiga-galbeed ee dalka Suuriya, sida ay sheegeen koox la socota arrimahaas. Kooxda la socota arrimaha xuquuqda aadanaha ee Suuriya ayaa sheegay in weerarka ka dhacay Khan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8648,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8647","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8647","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8647"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8649,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8647\/revisions\/8649"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8648"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}