{"id":8656,"date":"2017-04-05T11:20:40","date_gmt":"2017-04-05T11:20:40","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8656"},"modified":"2017-04-05T11:20:40","modified_gmt":"2017-04-05T11:20:40","slug":"war-deg-deg-ah5-qof-oo-ku-geeriyootay-qarax-xooggan-oo-ka-dhacay-maqaayad-ku-tala-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8656","title":{"rendered":"War Deg Deg ah;5 Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Xooggan Oo ka Dhacay  Maqaayad ku Tala Magalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu yaraan 5 Qof ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib markii gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay maqaayad ka soo hor-jeeda Xarunta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Ee Magalada Muqdisho.<span id=\"more-67761\"><\/span><\/p>\n<p>Maqaayadan oo bur bur xooggan uu ka soo gaaray qaraxa, ayaa ku dhegan Dugsigii Yaasiin Cusmaan ee degmada Boondheere, kuna dhow Taalada Daljirka Dahsoon.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa waxyeelada ugu badan ka soo gaaray dad wadada marayay oo saarnaa gaari, kuwaasoo ay ku jireen arday dhigata Jaamacadda City.<\/p>\n<p>Saraakiisha ammaanka ayaa sheegaya in gaariga qarxay la dhigay wadada dhinaceeda, waxaa maqaayada aheyd mid lagu qaxweeyo oo laga cuno cunto fudud.<\/p>\n<p>Maqaayada uu qaraxa ka dhacay ayaa sidaa uga fogeyn Xarunta Wasaaradda Amniga oo ku taala gurigii uu degenaan jiray Maxamed Dheere ee degmada Shingaani.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa inta badan beegsata maqaayadaha, iyadoo baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyo ku weerarta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-67762\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-67763\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-67764\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-maqayad2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Ugu yaraan 5 Qof ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib markii gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay maqaayad ka soo hor-jeeda Xarunta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Ee Magalada Muqdisho. Maqaayadan oo bur bur xooggan uu ka soo gaaray qaraxa, ayaa ku dhegan Dugsigii Yaasiin Cusmaan ee degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8657,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8656","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8656","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8656"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8656\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8658,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8656\/revisions\/8658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8657"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}