{"id":8670,"date":"2017-04-06T06:00:10","date_gmt":"2017-04-06T06:00:10","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8670"},"modified":"2017-04-06T06:00:10","modified_gmt":"2017-04-06T06:00:10","slug":"tirada-dadkii-ka-soo-gali-jiray-xudduudda-us-mexico-oo-yaraatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8670","title":{"rendered":"Tirada dadkii ka soo gali jiray xudduudda US-Mexico oo yaraatay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Tiro ka yar 17,000 oo qof oo ah muhaajiriin aan dukumenti lahayn ayaa bishii Maarso la xiray, waana tiradii ugu hoosaysay tan iyo sannadkii 2000, sida laga soo xigtay hay&#8217;adda kastammada iyo xudduudaha ee Maraykanka.<\/p>\n<p>Xoghayaha waaxda arrimaha gudaha, John Kelly, ayaa aqalka Congress-ka u sheegay in hoos u dhaca uusan ahayn mid iska yimid, wuxuuna u nisbeeyay madaxweyne Trump.<\/p>\n<p>Xoghayaha ayaa sidoo kale u sheegay Sharci dajiyayaasha in si la mid ah ay hoos u dhacday tirada qoysaska iyo caruurta ka soo tallaabaya xadka.<\/p>\n<p>Saraakiisha ayaa caadiyan arki jiray in ay sare u kacday tirada dadka soo galaya dalka inta lagu jiro bisha Janaayo oo ah xilliga qabowga uu jiro, balse sanadkan ma aysan jirin tiro korodhay.<\/p>\n<p>Waqtigii ugu dambeyay ee loo qabtay qandaraaslayaasha in ay ku soo gudbiyaan qaabkii ay u dhisi lahaayeen qorshaha darbiga laga taagayo xuduudda labada dal ayaa ku ekaa maalinti Talaadada.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tiro ka yar 17,000 oo qof oo ah muhaajiriin aan dukumenti lahayn ayaa bishii Maarso la xiray, waana tiradii ugu hoosaysay tan iyo sannadkii 2000, sida laga soo xigtay hay&#8217;adda kastammada iyo xudduudaha ee Maraykanka. Xoghayaha waaxda arrimaha gudaha, John Kelly, ayaa aqalka Congress-ka u sheegay in hoos u dhaca uusan ahayn mid iska yimid, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8671,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8670","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8670"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8672,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8670\/revisions\/8672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8671"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}