{"id":8679,"date":"2017-04-06T06:34:00","date_gmt":"2017-04-06T06:34:00","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8679"},"modified":"2017-04-06T06:34:00","modified_gmt":"2017-04-06T06:34:00","slug":"meydka-hal-qof-aan-la-aqoonsan-oo-saaka-laga-helay-agagaarka-xeebta-curubo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8679","title":{"rendered":"Meydka Hal qof aan la aqoonsan oo saaka laga helay agagaarka Xeebta Curubo"},"content":{"rendered":"<p>Meydka Qof aan la aqoonsan oo da\u2019diisu lagu qiyaasay 50-jir ayaa saaka lagu arkay inta u dhaxeysa Xeebta Curubo iyo Sugunto Liido ee degmada Shingaani.<span id=\"more-67804\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Meydkan oo aan la ogeyn in la dilay oo badda lagu tuuray iyo inuu is dilay oo badda soo tuftay ayaa dadka deegaanka wali aqoonsan la\u2019yihiin.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegaya in meydka ninkan aysan jirkiisa ka muuqan wax rasaas ah, isla markaana kala cadeyn karin in la dilay ama hadii uu is dilay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ciidamada booliska ee degmada Shingaani ay gaareen halka lagu arkay meydka ee agagaarka xeebta Curubo.<\/p>\n<p>Sanadihii u dambeeyay magaalada Muqdisho ayaa waddooyin ka mid ah lagu arkayay meydadka dad la dilay oo jidadka la soo dhigo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Meydka Qof aan la aqoonsan oo da\u2019diisu lagu qiyaasay 50-jir ayaa saaka lagu arkay inta u dhaxeysa Xeebta Curubo iyo Sugunto Liido ee degmada Shingaani. &nbsp; Meydkan oo aan la ogeyn in la dilay oo badda lagu tuuray iyo inuu is dilay oo badda soo tuftay ayaa dadka deegaanka wali aqoonsan la\u2019yihiin. Dadka deegaanka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8680,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8679","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8679","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8679"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8681,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8679\/revisions\/8681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8680"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}