{"id":8706,"date":"2017-04-07T06:05:45","date_gmt":"2017-04-07T06:05:45","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8706"},"modified":"2017-04-07T06:05:45","modified_gmt":"2017-04-07T06:05:45","slug":"taariikhda-shaqo-iyo-khibradda-guddoomiyaha-cusub-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8706","title":{"rendered":"Taariikhda Shaqo iyo Khibradda Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa waxaa loo magacaabay Taabit Cabdi Maxamed.<span id=\"more-67879\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mas\u2019uulkaasi waxa uu magacaabistan ka hor hayey xilka Ku-xigeenka Safiirka Somalia u jooga Caasimadda dalka Maraykanka ee Washington DC.<\/p>\n<p>Taabit Cabdi Maxamed waxa uu La-taliye Madax-bannaan oo Siyaasadeed (An independent Political Advisor) \u00a0ahaan kula soo shaqeeyey Hay\u2019addo Dowladeed iyo kuwo aan Dowli ahayn (NGO) ka hawlgala Bariga Afrika.<\/p>\n<p>Waa Khabiir aqoon u leh Siyaasadaha Gobalka (Regional Politics), Siyaasadda Guud (Public Policy), Xiriiradda Dibedda (Foreign Relations), Diplomaasiydda iyo Hoggaaminta (Diplomacy and Leadership).<\/p>\n<p>Laga soo bilaabo sannadkii 2013-kii ilaa 2014-kii, waxa uu ahaa Sii-hayaha Agaasimha Madaxtooyadda iyo Ku-xigeenka Madaxa Shaqaalaha iyo Maareynta Hawlgalladda ee Xafiiska Madaxweynaha Somalia.<\/p>\n<p>Muddadii uu Xilkaasi hayey waxaa aad loogu ammaanay sida Hawlkaarnimadda ee uu wax badan uga beddelay Nidaamka ee Villa Somalia iyo sida uu u kala agaasimi jirey Hawlaha culus ee Madaxtooyadda Villa Somalia.<\/p>\n<p>Taabit Cabdi Maxamed waxa kale oo uu ka soo shaqeeyey Hay\u2019adda QM ugu qaabilsan Horumarinta Barnaamijyadda ee UNDP ee dhinacyadda Barnaamijyadda iyo Hawlgalladda.<\/p>\n<p>Taabit Cabdi Maxamed waxa uu haystaa Shahaadada Jamaacadeed ee Maamulka Ganacsiga ee Business Administration (BA), iyo Shahaadada Hoggaaminta iyo Maareynta ee MA in\u00a0 Leadership and Mnagement (MA).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/Taabid-Cabdi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-67835\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/Taabid-Cabdi.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"480\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa waxaa loo magacaabay Taabit Cabdi Maxamed. &nbsp; Mas\u2019uulkaasi waxa uu magacaabistan ka hor hayey xilka Ku-xigeenka Safiirka Somalia u jooga Caasimadda dalka Maraykanka ee Washington DC. Taabit Cabdi Maxamed waxa uu La-taliye Madax-bannaan oo Siyaasadeed (An independent Political Advisor) \u00a0ahaan kula soo shaqeeyey Hay\u2019addo Dowladeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8707,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8706","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8706","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8706"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8708,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8706\/revisions\/8708"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8707"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}