{"id":8721,"date":"2017-04-07T07:42:51","date_gmt":"2017-04-07T07:42:51","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8721"},"modified":"2017-04-07T07:42:51","modified_gmt":"2017-04-07T07:42:51","slug":"ururka-alshabaab-oo-sii-daayay-shaqaale-caafimaad-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8721","title":{"rendered":"Ururka Alshabaab oo sii daayay shaqaale caafimaad gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in \u00a0ururka Al-Shabaab uu xalay \u00a0saqdii dhexe sii daayay shaqaale caafimaad oo Arbacadii gelinkeedii dambe ay ka wateen deegaanka lagu magacaabo Caluula Cad oo 10 KM u jira magaalada Baladweyne.<span id=\"more-67892\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dadkan la sii daayay ayaa waxaa ay kala ahaayeen labo arday oo si mutadawacnimo ah ugu shaqeynayay hay\u2019ada Cerelba,wadihii gaarigii ay la socdeen iyo kalkaaliye caafimaad.<\/p>\n<p>Hase yeeshee wararka ayaa waxa ay sheegayaan in aan la sii dayn dhakhtar\u00a0 kamid ahaa shaqaalah ay Alshabaab ka kaxeysteen duleedka magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Ururka Alshabaab ayaan hase ahaatee weli sii deyn shaqaale caafimaad oo uu ka qafaashay deegaan kamid ah gobolka Gedoee dowlad goboleedka Jubba.<\/p>\n<p>Dadka Degaanka gaar ahaan Odayaasha dhaqanka ayaa waxa ay wadaan dadaalo ay wada hadal kula yeelanayaan Shabaab, kaasi oo ku aadan sidii ay u soo deyn lahaayeen\u00a0Dr. Xasan Madoobe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in \u00a0ururka Al-Shabaab uu xalay \u00a0saqdii dhexe sii daayay shaqaale caafimaad oo Arbacadii gelinkeedii dambe ay ka wateen deegaanka lagu magacaabo Caluula Cad oo 10 KM u jira magaalada Baladweyne. &nbsp; Dadkan la sii daayay ayaa waxaa ay kala ahaayeen labo arday oo si mutadawacnimo ah ugu shaqeynayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8722,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8721","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8721","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8723,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8721\/revisions\/8723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}