{"id":8787,"date":"2017-04-09T07:26:13","date_gmt":"2017-04-09T07:26:13","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8787"},"modified":"2017-04-09T07:26:13","modified_gmt":"2017-04-09T07:26:13","slug":"burcad-badeed-soomaali-ah-oo-xeebaha-yemen-ka-soo-afduubtay-doon-ganacsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8787","title":{"rendered":"Burcad badeed Soomaali ah oo Xeebaha Yemen ka soo afduubtay Doon Ganacsi"},"content":{"rendered":"<p>Burcad badeed Soomaali ah ayaa markii labaad Doon Ganacsi ka soo afduubtay xeebaha dalka Yemen, iyagoo la soo aaday biyaha Soomaaliya, sida ay xaqiijisay Hey\u2019adaha la socda dhaq dhaqaaqyada afduub ee ay geysanayaan burcad badeeda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hey\u2019adda ganacsiga iyo ilaalinta baddaha ee fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in Sabtidii la soo dhaafay la afduubtay doon ganacsi, kuwaasoo lala aaday xeebaha deegaanada maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in doonidan ganacsi la geeyay deegaan ku dhow degmada Eyl ee gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub ee jooga xeebaha Soomaaliya ayaa sheegay inay ka war heleen afduubka loo geystay doonidaas, ayna wadaan howl gallo ay ku baadigoobayaan.<\/p>\n<p>Afduubka kooxaha burcad badeedka ayaa bishii la soo dhaafay soo laabtay, kaddib sanado oo ay hoos u dhac ku yimaadeen, waxaana Qaramada Midoobey oo war ka soo saartay xaaladahan ku baaqday in si deg deg wax looga qabto falalka afduubka.<\/p>\n<p>Bishii la soo dhaafay ayay aheyd markii ay afduubteen burcad badeed Soomaali ah Markab weyn oo laga lahaa dalka Sri lanka, kaasoo shidaal waday, waxaa markii dambe la sheegay in si shuruud la\u2019aan ku sii daayeen<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burcad badeed Soomaali ah ayaa markii labaad Doon Ganacsi ka soo afduubtay xeebaha dalka Yemen, iyagoo la soo aaday biyaha Soomaaliya, sida ay xaqiijisay Hey\u2019adaha la socda dhaq dhaqaaqyada afduub ee ay geysanayaan burcad badeeda. &nbsp; Hey\u2019adda ganacsiga iyo ilaalinta baddaha ee fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in Sabtidii la soo dhaafay la afduubtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8788,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8787","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8787","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8787"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8789,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8787\/revisions\/8789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8788"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}