{"id":8806,"date":"2017-04-09T12:37:04","date_gmt":"2017-04-09T12:37:04","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8806"},"modified":"2017-04-09T12:37:04","modified_gmt":"2017-04-09T12:37:04","slug":"agaasimihii-warfaafinta-iyo-maareeyihii-telefishanka-qaranka-oo-xilkii-laga-qaaday-waa-xagee","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8806","title":{"rendered":"AGAASIMIHII WARFAAFINTA IYO MAAREEYIHII TELEFISHANKA QARANKA OO XILKII LAGA QAADAY + WAA XAGEE?"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C\/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa shaqo ka fariisin ku sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda C\/risaaq Yuusuf Bahlaawi iyo Agaasimaha Maamulka oo lagu magacaabo Xasal Basal.<span id=\"more-68037\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qoraal kooban uu Wasiirku soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in labada Agaasime shaqada looga fariisiyay eedeymo la xiriira maamul xumo iyo musuq maasuq.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Federaalka wey ka go\u2019an tahay inay si kasta ula dagaasho maamul xumada iyo musuq maasuqa\u201dayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Eng. Yariisow.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirka Warfaafinta ayaa si KMG ah waxaa uu xilka Agaasimaha Guud ee wasaaradda ugu magacaabay C\/raxmaan Al-Cadaala oo horay u ahaa Madaxii Wakaalada wararka ee SONNA.<\/p>\n<\/div>\n<p>Wasiirka Warfaafinta ayaa si bedel iyo xil ka qaadis ku sameeyay Agaasimayaasha kale ee waaxyaha, waxaa Agaasimaha Telefishinka Qaranka ee SNTV loo magacaabay Liibaan Cabdi Cali, halka Agaasimihii xilkaas hayay C\/naasir Xuseen loo magacaabay Agaasimaha Maamulka iyo Qorsheynta.<\/p>\n<p>Agaasimaha Radio Muqdisho ayaa waxaa loo magacaabay C\/fataax Daahir Jeyte, iyadoo xilka laga Agaasimaha Radio laga qaaday Axmed Gaatamow.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo Agaasimaha Wakaalada wararka Soomaaliyeed loo magacaabay nin magaciisa lagu soo gaabiyay Heybe.<\/p>\n<p>Is bedelkan ayaa noqonaya kii ugu weynaa ee uu wasiirka sameeyay, tan iyo markii dib loogu magacaabay xilka Wasaaradda Warfaafinta, waxaana loo arkaa tallaabo lama filaan aheyd oo uu qaaday dhinaca la xisaabtanka, maamulka iyo la dagaalanka musuq maasuqa ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C\/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa shaqo ka fariisin ku sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda C\/risaaq Yuusuf Bahlaawi iyo Agaasimaha Maamulka oo lagu magacaabo Xasal Basal. &nbsp; Qoraal kooban uu Wasiirku soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in labada Agaasime shaqada looga fariisiyay eedeymo la xiriira maamul xumo iyo musuq maasuq. \u201cDowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8807,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8806","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8806","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8806"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8806\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8808,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8806\/revisions\/8808"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8807"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}