{"id":8809,"date":"2017-04-09T17:16:51","date_gmt":"2017-04-09T17:16:51","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8809"},"modified":"2017-04-09T17:16:51","modified_gmt":"2017-04-09T17:16:51","slug":"in-ka-badan-30-qof-oo-lagu-dilay-qarax-ka-dhacay-kaniisado-ku-taal-dalka-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8809","title":{"rendered":"In ka badan 30 Qof  oo lagu dilay qarax ka dhacay Kaniisado ku taal dalka Masar."},"content":{"rendered":"<p>Illaa 36 ruux ayaa lagu dilay qaraxyo\u00a0lala beegsaday labo kaniisad oo ku taal dalka Masar, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta Masar.<span id=\"more-68065\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qaraxa hore ayaa ka dhacay kaniisad ku taal magaalada Tanta oo 94km waqooyi kaga beegan Caasimada Qaahira, waxaana ku dhintay illaa 25 ruux.<\/p>\n<p>Sidoo kale qaraxa labaad ayaa ka dhacay banaanka kaniisad ku taal magaalada Alexandaria, halkaasoo iyana 11 ruux ay ku dhinteen.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah qaraxyada ayaa ka dhacay gudaha Kaniisad, xilli dadka kirishtaanka ah ee laga tirada badan yahay ay cibaadeysanayeen maanta oo Axad ah.<\/p>\n<p>Qaraxyadan ayaa waxaa ku dhaawacmay illaa 40 ruux, waxaana mas\u2019uuliyada weerarkan sheegatay kooxda isku magacawday dowladda Islaamiga ama Daacish<\/p>\n<p>Wadaadka baadariga Pope Francis oo lagu wado in dhowaan uu booqdo dalka Masar ayaa si kulul u cambaareeyay weeraradan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Illaa 36 ruux ayaa lagu dilay qaraxyo\u00a0lala beegsaday labo kaniisad oo ku taal dalka Masar, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta Masar. &nbsp; Qaraxa hore ayaa ka dhacay kaniisad ku taal magaalada Tanta oo 94km waqooyi kaga beegan Caasimada Qaahira, waxaana ku dhintay illaa 25 ruux. Sidoo kale qaraxa labaad ayaa ka dhacay banaanka kaniisad ku taal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8810,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8809","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8809","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8809"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8811,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8809\/revisions\/8811"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8810"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}