{"id":8822,"date":"2017-04-10T05:09:56","date_gmt":"2017-04-10T05:09:56","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8822"},"modified":"2017-04-10T05:09:56","modified_gmt":"2017-04-10T05:09:56","slug":"masar-dalka-oo-xaalad-degdeg-ah-la-geliyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8822","title":{"rendered":"Masar Dalka oo xaalad degdeg ah la geliyay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha Masar, Cabdulfataax al-Sisi, ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo uu dalkiisa galayo muddo 3 bilood ah, tallaabadaasi oo ka dambeysay weerarradii shalay lagu qaaday laba kaniisadood oo ay leeyihiin Qibdhiyiinta, kuwaasoo ay ku dhinteen dad ka badan 45 qof.<\/p>\n<p>Madaxweyne al-Sisi ayaa horay u amray in ciidanka milateriga Masar uu howlgalo ka sameeyo guud ahaan dalka oo dhan.<\/p>\n<p>Ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ayaa sheegay in uu fuliyay weerarradaasi ka dhacay kaniisadaha ku yaalla magaalooyinka Tanta iyo Alexandria.<\/p>\n<p>Masiixiyiinta laga tirada badan yihiin ee Masar ayaa waxaa horay loola beegsaday weerarro noocan ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Weerarradan ayaa kusoo beegmay xilli muhiim u ah taariikhda Masiixiyiinta oo ay xusaan markii nebi Ciise CS uu galay magaalada Qudus.<\/p>\n<p>Baaderi weynaha Catholiga, Pope Francis, oo isu diyaarinaya in todobaadyada soo socda uu booqdo Masar si uu taageero ugu muujiyo Masiixiyiinta dalkaasi, ayaa cambaareeyay weerarrada.<\/p>\n<p>Source;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Masar, Cabdulfataax al-Sisi, ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo uu dalkiisa galayo muddo 3 bilood ah, tallaabadaasi oo ka dambeysay weerarradii shalay lagu qaaday laba kaniisadood oo ay leeyihiin Qibdhiyiinta, kuwaasoo ay ku dhinteen dad ka badan 45 qof. Madaxweyne al-Sisi ayaa horay u amray in ciidanka milateriga Masar uu howlgalo ka sameeyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8823,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8822","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8822"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8824,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8822\/revisions\/8824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8823"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}