{"id":8825,"date":"2017-04-10T05:29:26","date_gmt":"2017-04-10T05:29:26","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8825"},"modified":"2017-04-10T05:29:26","modified_gmt":"2017-04-10T05:29:26","slug":"iska-hor-imaad-dhex-maray-miidamada-milareriga-soomaaliya-iyo-ciidanka-nabadsugida-degmada-hodan-ee-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8825","title":{"rendered":"iska hor imaad  dhex Maray Miidamada Milareriga Soomaaliya Iyo Ciidanka Nabadsugida Degmada Hodan Ee Magalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Iska hor imaad xooggan oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Milateriga iyo kuwa Nabadsugida ayaa caawa ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Hodan.<span id=\"more-68077\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Iska hor imaadka ayaa ka dhacay agagaarka Tarabuunka iyo Isbitaalkii Xoogga, halkaasoo ay fariisin ku leeyihiin Ciidamo ay tababareen Imaaraadka Carabta oo ka tirsan xoogga dalka.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in iska hor imaadka uu ka dhashay markii Ciidamada NISA oo howl gal ka ka bilaabeen\u00a0agagaarka Tarbuunka.<\/p>\n<p>Iska hor imaadkan oo muddo socday ayaa markii dambe istaagay, iyadoo saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ay kala dhex galeen labada ciidan<\/p>\n<p>Howl galkan\u00a0ayaa noqonaya kii u horeeyay ee ay qaadaan Ciidamada NISA, maalin kaddib markii uu xilka la wareegay Taliyaha cusub ee NISA C\/llaahi Sanbaloolshe oo horay looga bartay inuu qaado howl galada noocaan oo kale.<\/p>\n<p>Taliyaha NISA ayaa shalay ku hanjabay inuu qaadayo howl gallo amniga la xiriira oo ka dhan ah dadka hubeysan ee Muqdisho ku sugan.<\/p>\n<p>Lama oga illaa iyo hada khasaaraha ka dhashay iska hor imaadkan, waxaana xaalada ay tahay mid degan, ciidamadana ay dib ugu laabteen barahooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iska hor imaad xooggan oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Milateriga iyo kuwa Nabadsugida ayaa caawa ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Hodan. &nbsp; Iska hor imaadka ayaa ka dhacay agagaarka Tarabuunka iyo Isbitaalkii Xoogga, halkaasoo ay fariisin ku leeyihiin Ciidamo ay tababareen Imaaraadka Carabta oo ka tirsan xoogga dalka. Wararka qaar ayaa sheegaya in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8826,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8825","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8827,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8825\/revisions\/8827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}