{"id":8849,"date":"2017-04-11T05:28:33","date_gmt":"2017-04-11T05:28:33","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8849"},"modified":"2017-04-11T05:28:33","modified_gmt":"2017-04-11T05:28:33","slug":"us-waxaan-burburinay-20-diyaaradaha-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8849","title":{"rendered":"US: Waxaan burburinay 20% diyaaradaha Suuriya"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Duqeyntii uu Maraykanka uga jawaabayay weerarka laga shakisan yahay in loo adeegsaday kiimikada, ayaa waxaa ku burburay 20% diyaaradaha dagaalka ee Suuriya, sida ay sheegtay xukuumadda Washington.<\/p>\n<p>Xoghayaha difaaca ee dalkaasi, James Mattis, ayaa sheegay &#8220;talo-xumo ay tahay haddii markale hubka kiimikada ah lagu adeegsado Suuriya&#8221;.<\/p>\n<p>Suuriya ayaa beenisay in todobaadkii tegay ay weerar kiimiko ah ku qaaday degmada Khan Sheikhoun ee ay mucaaradka haystaan, halkaasoo ay ku dhinteen 89 qof.<\/p>\n<p>Mr Mattis ayaa sheegay in &#8220;jawaab celinta xadidan&#8221; ay dhalisay in ay burburaan goobo shidaalka iyo rasaasta lagu keydiyo, difaaca cirka iyo weliba 20% diyaaradaha dagaalka ee Suuriya.&#8221;<\/p>\n<p>Waxa uu intaa ku daray in &#8220;dowladda Suuriya aanay hadda lahayn awood ay shidaal iyo gantaalo uga qaadato garoonka diyaaradaha ee Shayrat.&#8221;<\/p>\n<p>Waddamada G7 ayaa kulan ku leh dalka Talyaaniga, waxaana ay ka xaajoonayaan sidii ay Ruushka ugu qancin lahaayeen in uu faraha kala baxo Suuriya.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa Khamiistii hore 59 gantaal oo nooca cruise-ka ah ku diray garoonka Shayray, maalin ka dib markii uu dhacay weerarka kiimikada loo adeegsaday.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Duqeyntii uu Maraykanka uga jawaabayay weerarka laga shakisan yahay in loo adeegsaday kiimikada, ayaa waxaa ku burburay 20% diyaaradaha dagaalka ee Suuriya, sida ay sheegtay xukuumadda Washington. Xoghayaha difaaca ee dalkaasi, James Mattis, ayaa sheegay &#8220;talo-xumo ay tahay haddii markale hubka kiimikada ah lagu adeegsado Suuriya&#8221;. Suuriya ayaa beenisay in todobaadkii tegay ay weerar kiimiko [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8850,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8849","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8849","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8849"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8851,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8849\/revisions\/8851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}