{"id":8894,"date":"2017-04-13T21:17:18","date_gmt":"2017-04-13T21:17:18","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8894"},"modified":"2017-04-13T21:17:18","modified_gmt":"2017-04-13T21:17:18","slug":"bamka-ugu-weyn-caalamka-oo-lagu-ridey-caawa-dalka-afghanistaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=8894","title":{"rendered":"Bamka ugu weyn caalamka oo lagu ridey caawa dalka Afghanistaan"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Maraykanka ayaa ku ridey bambada ugu weyn caalamka saldhigo ay ku leeyihiin ururka IS gudaha dalka Afghanistan.<span id=\"more-68343\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Bamkan oo loo yaqaan \u201cHooyada bambada\u201d GBU-43\/B MOAB ayaa markii ugu horeeyay la tijaabiyay sanadkii 2003 balse si rasmi ah howlgal looguma isticmaalin.<\/p>\n<p>Wasaarada Gaashaandigga Maraykanka ayaa sheegay in bamkan lagu ridey gobolka Nangarhar yahay bamkii ugu cuslaa ee abid la rido marka laga reebo bambooyinkii niyukliyerka ahaa ee lagu isticmaalay dagaalkii labaad ee dunida.<\/p>\n<p>Weerarkan ayaa yimid kadib toddobaad markii lagu diley askari Maraykan ah oo ka mid ah ciidamo si gaar ah u tababaran\u00a0 ee kula dagaalamaya ururka IS gobolka Nangarhar.<\/p>\n<p>Bamkan oo culeyskiisu gaarayay 9,800kg dhererkiisuna 9m ayaa lagu tuuray degmada Achin iyadoo saraakiil u hadashay ciidamada Maraykanka ay sheegeen in meel sax ah lagu ridey bamka.<\/p>\n<p>Ciidamada Maraykanka ayaa waxaa ay qirteen in duqeyn ay ka geysteen dalka Syria ay si qalad ah ugu dileen 18 mucaaradka dowlada Syria.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidamada Maraykanka ee dalka Afghanistan Gen John Nicholson ayaa sheegay in ururka IS qeybtiisa wadanka Afghanistan oo loo yaqaan Khorasan ay isticmaalayaan waxyaalaha qarxa iyagoo isaga dusinaya godad ay ka sameysteen dhulka hoostiisa.<\/p>\n<p>Garabka ururka IS ee dalka Afghanistan ka dagaalama ayaa lagu qiyaasay in ay gaarayaan 1,000 illaa iyo 1,500 oo ruux.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-68347\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jj.jpg\" alt=\"\" width=\"638\" height=\"480\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jjj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-68349\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/jjj.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Maraykanka ayaa ku ridey bambada ugu weyn caalamka saldhigo ay ku leeyihiin ururka IS gudaha dalka Afghanistan. &nbsp; Bamkan oo loo yaqaan \u201cHooyada bambada\u201d GBU-43\/B MOAB ayaa markii ugu horeeyay la tijaabiyay sanadkii 2003 balse si rasmi ah howlgal looguma isticmaalin. Wasaarada Gaashaandigga Maraykanka ayaa sheegay in bamkan lagu ridey gobolka Nangarhar yahay bamkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":8895,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-8894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8896,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8894\/revisions\/8896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}